<

Home » Africa » Xulka Masar oo gaaray Fiinaalka Koobka Afrika kadib markii ay ka badiyeen qaranka Burkina Faso

Xulka Masar oo gaaray Fiinaalka Koobka Afrika kadib markii ay ka badiyeen qaranka Burkina Faso

Qaranka Masar ayaa guul cariiri ah ka gaaray dhigiisa Burkina Faso, waxaana ay mudo kadib gaareen Fiinaalka koobka Afrika.

Mohamed Salah ayaa daqiiqadii 66-aad xulkiisa Masar udhaliyay goolka hogaanka, laakiin daqiiqadii 73-aad Burkina Faso ayaa heshay goolka bar bardhaca ah waxaana udhaliyay Aristide Bance

Labada xul  ayaa ku kala baxay rigoorooyin, waxaase qaranka Masar ay kusoo baxeen 3=4 rigoorayaal ah, waxaana ay gaareen Fiinaalka

Xulka Masar ayaa sugaya inuu fiinaalka koobkan la ciyaari qarankii soo baxa Cameroon iyo Ghana kuwaas oo habeen danbe ciyaar adag ku balansan.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/xulka-masar-oo-gaaray-fiinaalka-koobka-afrika-kadib-markii-ay-ka-badiyeen-qaranka-burkina-faso/">Xulka Masar oo gaaray Fiinaalka Koobka Afrika kadib markii ay ka badiyeen qaranka Burkina Faso</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *