<

Home » Horyaalada » Premier League » XASAASI: Tababaraha Liverpool oo sheegay inuu shaqadiisa weyn karo hadii ay Chelsea ka badiso

XASAASI: Tababaraha Liverpool oo sheegay inuu shaqadiisa weyn karo hadii ay Chelsea ka badiso

Tababaraha kooxda Liverpool ayaa aamisan in hadii ay Chelsea kaga badiso garoonkooda Anfield ay shaqadiisa halis ku jirto.

Macalinka reer German ayaa yiri: “waan ogahay waxa dhici doona hadii nagala badiyo kulankeenii afaraad oo xariir ah

“Waxaan ilaa haatan horyaalka ka joognaa boos wanaagsan, laakiin hadii nagala badiyo kulankan waxaan ogahay inaan lumin karo shaqadeyda ayuu sheegay tababaraha Liverpool.

Macalin Klopp ayaa sheegay iney udagaalami doonaan in sedexda dhibcood ay ka helaan Chelsea ay si ugu dhawaadaan hogaanka horyaalka Ingiriiska.

Chelsea ayaa haatan sideed dhibcood oo nadiif ah ka sareysa naadiga kusoo xiga, waxaana ay kulanka caawa lasoo shirtagi doonaan shax adag

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/xasaasi-tababaraha-liverpool-oo-sheegay-inuu-shaqadiisa-weyn-karo-hadii-ay-chelsea-ka-badiso/">XASAASI: Tababaraha Liverpool oo sheegay inuu shaqadiisa weyn karo hadii ay Chelsea ka badiso</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *