“Waxaan doonayaa inaan tartankan ku guuleysano, mana ihi ciyaaryahan ku guuleystay League Cup, aad ayaana ugu farxi doonaa hadii aan ku guuleysano, waxaan nahay kuwa aad ubaahan, waxaan nahay Manchester United. waxaana had iyo jeer isku dayaynaa fiinaalka Wembley maxaa yeelay waxaan had iyo jeer dooneynaa inaan guuleysano.”