<

Home » Horyaalada » La Liga Spain » XASAASI: Banaanbax Xooga oo la filayo inuu maanta ka dhaco garoonka Camp Nou & Taageerayaasha oo careysan

XASAASI: Banaanbax Xooga oo la filayo inuu maanta ka dhaco garoonka Camp Nou & Taageerayaasha oo careysan

Kooxda Barcelona ayaa banaanbax ka dhan ah garsoorayaasha ka sameyn doonta garoonkeeda kulanka ay la ciyaarayaan naadiga Atletic Bilboa maanta oo sabti ah

War lasoo dhigay Bogga taageerayaasha kooxdaas jimcihii lasoodhaafay aya waxaa lagu sheegay in koox taageerayaasha ah ay badali doonaan jawiga garoonka iyagoo garsoorayasha usheegi doona iney cadaalad usameeyaan kooxdooda

Sidoo kale kahor inta uusan kulanka bilaaban ayay taageerayaasha banaanbaxa kasii dhigi doonaan banaanka garoonka sida ku cad warkaan

Kooxda Barcelona ayaa la dhibtooneysa qaladaad dhanka garsoorayaasha ah, iyadoo dhawaan gool cad laga diiday taas oo muran xoogan dhalisay.

1486153226_921898_1486153731_sumario_normal

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/xasaasi-banaanbax-xooga-oo-la-filayo-inuu-maanta-ka-dhaco-garoonka-camp-nou-taageerayaasha-oo-careysan/">XASAASI: Banaanbax Xooga oo la filayo inuu maanta ka dhaco garoonka Camp Nou & Taageerayaasha oo careysan</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *