<

Home » Horyaalada » Premier League » XASAAS: Chelsea Oo Shaacisay Qiimaha Lagu Iibinayo Weeraryahanka Baxsadka Ah Ee Diego Costa

XASAAS: Chelsea Oo Shaacisay Qiimaha Lagu Iibinayo Weeraryahanka Baxsadka Ah Ee Diego Costa

Chelsea ayaa doonaysa in ay £ 130million ku iibiso Diego Costa haddii weeraryahanka uu doonayo inuu u dhaqaaqo dalka Shiinaha, sida ay sheegayaan wararka.

Blues ayaa la rumeysan yahay in lacag rikoorka adduunka ah ay ku doonayaan weeraryahanka in ay ku helaan inta lagu jiro bishaan January sida uu ku waramay Sunday Times.

milkiilayaasha kooxaha Chinese Super League ayaa doonaya in ay soo dhaqaajiyaan weeraryahanka muranka badan ee kooxda Bules.

Oscar, kayaa dhawaan lacag qaali ah waxay Chelsea kaga iibisay kooxda Shanghai SIPG bilowgii bishaan January.

Sunday Times ayaa sheegtay in Costa uu ku wargeliyay kooxdiisa in la fasaxo kadib markii lasoo bandhigay heshiis mushaar qaali ah.

 

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/xasaas-chelsea-oo-shaacisay-qiimaha-lagu-iibinayo-weeraryahanka-baxsadka-ah-ee-diego-costa/">XASAAS: Chelsea Oo Shaacisay Qiimaha Lagu Iibinayo Weeraryahanka Baxsadka Ah Ee Diego Costa</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *