<

Home » Horyaalada » Premier League » Waxa Uu Jecel Yahay Eeyaha In Kabadan Dumarka:- Quruxleyda Chile Mayte Rodriguez Oo Ka Hadashay Ragnimada Alexis Sanchez

Waxa Uu Jecel Yahay Eeyaha In Kabadan Dumarka:- Quruxleyda Chile Mayte Rodriguez Oo Ka Hadashay Ragnimada Alexis Sanchez

Weeraryahanka Arsenal Alexis Sanchez ayaa lala xiriirinayay inuu xiriir la leeyahay muddo atariishada kasoo jeeda dalka Chile laakiin waxay si rasmi ah daaha kaga qaatay saaxiibkeed muddo dheer qarsoonaa ee Sanchez.

Weeraryahanka ayaa dhaliyay goolka guusha xilli danbe kulankii xalay Arsenal la ciyaartay Burnly, laakiin isla dhacdadas Mayte Rodriguez ayaa muujisay qaar kamid ah dabeecadaha wiilka lagu xanto.

27-sano jirkan ayaa kasoo muuqatay TV isagoo wata dhowr jeer labadiisa Eey, waxaase dhacdo yaab leh noqtay markii gabadhaan ay ku dhawaaqday in Eeyaha uu ka jecel yahay Dumrka iyo haasawahooda.

Alexis, ayaa lagu xantaa nin aan u jajabneyn durmarka inuu yahay, waxaase gabadhaan soo jiidashada leh ay sameysay dadaal badan oo ay gacanta ugu dhigtay weeraryahanka Arsenal, inkastoo ay muujisay niyad jab.

Sanchez ayaa inta badan muuqaal ahaan caan ku ah inuu lasoo muuqdo sawirada labadiisa Eey, oo uu sheego inuu aad ujecelyahay laakiin wali wax sawir rasmi ah lagama helin isaga iyo gabadhaan mudada lagu xamanyo.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/waxa-uu-jecel-yahay-eeyaha-in-kabadan-dumarka-quruxleyda-chile-mayte-rodriguez-oo-ka-hadashay-ragnimada-alexis-sanchez/">Waxa Uu Jecel Yahay Eeyaha In Kabadan Dumarka:- Quruxleyda Chile Mayte Rodriguez Oo Ka Hadashay Ragnimada Alexis Sanchez</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *