<

Home » Falanqeyn » WARBIXIN: Kadib Markii uu ka Fariistay Ciyaaraha Kubadda Cagta Lampard, Waa Kuma 20 Halyey ee ugu weyn Taariikhda Chelsea?

WARBIXIN: Kadib Markii uu ka Fariistay Ciyaaraha Kubadda Cagta Lampard, Waa Kuma 20 Halyey ee ugu weyn Taariikhda Chelsea?

Ka dib markii uu hawlgab noqday Frank Lampard oo kubada cagta ka fariistay maanta oo khamiis ah, shabakada Goal ayaa dib u eegid ku sameysay haleeyadii ugu sareeyay tariikhda kooxda Chelsea soo maray.

Lampard oo ah halyey taariikh lama ilaawaan ah kuleh kubadda cagta iyo guud ahaan Horyalaka Ingiriiska ayaa maanta ka dhawaajiyay inuu soo gabagabeeyay xirfadiisa ciyaaraha.

haddaba halkaan ayaan kusoo gudbin doonaa magacyada 20 ciyaaryahan oo lagu tilmaamo halyeeyadii ugu wanaagsanaa ee taariikh ka sameeyay Chelsea.

1. JOHN TERRY

2. FRANK LAMPARD

3. PETER OSGOOD

4. DIDIER DROGBA

5. PETR CECH

6. GIANFRANCO ZOLA

7. BOBBY TAMBLING

8. RON HARRIS

9. ROY BENTLEY

10. PETER BONETTI

11. JIMMY GREAVES

12. DENNIS WISE

13. KERRY DIXON

14. EDDIE MCCREADIE

15. CLAUDE MAKELELE

16. MARCEL DESAILLY

17. DAVID WEBB

18. PAT NEVIN

19. STEVE CLARKE

20. JOHN HOLLINS

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/warbixin-kadib-markii-uu-ka-fariistay-ciyaaraha-kubadda-cagta-lampard-waa-kuma-20-halyey-ee-ugu-weyn-taariikhda-chelsea/">WARBIXIN: Kadib Markii uu ka Fariistay Ciyaaraha Kubadda Cagta Lampard, Waa Kuma 20 Halyey ee ugu weyn Taariikhda Chelsea?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *