<

Home » Horyaalada » La Liga Spain » WAR CUSUB: Ivan Rakitic oo dareen dheer ka bixiyay mustaqbalkiisa Kooxda Barcelona

WAR CUSUB: Ivan Rakitic oo dareen dheer ka bixiyay mustaqbalkiisa Kooxda Barcelona

Qadka dhexe ee Ivan Rakitic ayaa sheegay in mustaqbalkiisa uu yaalo kooxda Barcelona, isagoo soo gaba gabeeyay wararka sheegaya inuu kooxdaas ka tagi karo

Xidigan qaranka Croatia ayaa yiri: “Mustaqbalkeyga wali waxaa uu yaalaa Barcelona, waxaana doonayaa inaan halkaan kasii ciyaaro, oo aan ku guuleysto koobab, tana waa kooxdeydii”

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu Rakitic yiri “Waxaan ogahay in kooxda ay diyaarineyso heshiis cusub, mustaqbalkeyga kooxda Barcelona waa mid la hubo.”

Rakitic ayaa la weydiiyay xaaladiisa maadaama uusan kulamo badan ciyaarin kulamo badan” ma jiro ciyaaryahan dunidan jooga oo faraxsan marka uusan ciyaareyn waana kamid ahay, waanse qirayaa taas, laakiin wax farqi ah iima laheyn markii aan iska waayay liiskii ciyaaryahanada ee kulankiiĀ Villarreal.”

ivan-rakitic-1486052014215

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/war-cusub-ivan-rakitic-oo-dareen-dheer-ka-bixiyay-mustaqbalkiisa-kooxda-barcelona/">WAR CUSUB: Ivan Rakitic oo dareen dheer ka bixiyay mustaqbalkiisa Kooxda Barcelona</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *