<

Home » Horyaalada » La Liga Spain » Waa Kuma Shanta Daafac ee Awooday Inay Joojiyaan Cristiano Ronaldo Waayihiisa Ciyaareed? Ramos, Alessandro Nesta oo kujira

Waa Kuma Shanta Daafac ee Awooday Inay Joojiyaan Cristiano Ronaldo Waayihiisa Ciyaareed? Ramos, Alessandro Nesta oo kujira

Cristiano Ronaldo marka ay timaado sida uu u fiican ee la joojin karo waa dhibaato inteeda la eg.

mustaqbalkiisa ciyaareed waxaan ku aragnay ciyaaryahanka dunida ugu wanaagsna inuu yahay mid ay ku dhibtoodaan daafacyada kasoo horjeeda, wuxuu awood u leeyahay inuu dhamaan burburiyo.

Waxa uu u qaaday abaalmarinta Ballon d’Or iyo abaalmarino ciyaaryahankii ugu fiicnaa Fifa sanadkii lasoo dhaafay kadib markii Real Madrid uu ku hogaamiyay Champions League halka dalkiisa uu la qaaday Euro 2016.

Ronaldo ayaa sidoo leh awood dhameystiran oo uu ku dhalin karo goolasha marka kooxdiisa kulamo waaweyn ay ciyaareyso.

Haddaba shantaan daafac ayaa hoosta laga xariiqay waa kuwo kaliya ee joojiyay Cristiano Ronaldo waqti xaadirkaan.

#1. Diego Godin

 #2. Ashley Cole

 #3 Alessandro Nesta

 #4 Eric Abidal

 #5 Sergio Ramos and Alvaro Arbeloa

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/waa-kuma-shanta-daafac-ee-awooday-inay-joojiyaan-cristiano-ronaldo-waayihiisa-ciyaareed-ramos-alessandro-nesta-oo-kujira/">Waa Kuma Shanta Daafac ee Awooday Inay Joojiyaan Cristiano Ronaldo Waayihiisa Ciyaareed? Ramos, Alessandro Nesta oo kujira</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *