<

Home » Horyaalada » Premier League » TopNews: Rivaldo, Zidane, Maradona, Ronaldinho & Xidigihii ugu wanaagsanaa aduunka oo ku dhawaaday Iney England yimaadaan & Kooxihii ay ku biiri rabeen oo kaa yaabi doona

TopNews: Rivaldo, Zidane, Maradona, Ronaldinho & Xidigihii ugu wanaagsanaa aduunka oo ku dhawaaday Iney England yimaadaan & Kooxihii ay ku biiri rabeen oo kaa yaabi doona

Joey Barton ayaa dhawaan shaaciyay inuu iska diiday kooxda Arsenal oo si weyn udooneysay heshiiskiisa, inkastoo tababare Wenger uu warkaaas beeniayy

Ciyaaryahankan kooxda Burnley ayaa sheegay inuu la kulmay tababare  Arsene Wenger halka da’yarka hore ee Chelsea amaahda uga maqan ee Josh McEachran uu ku dhawaaday inuu Real Madrid ku biiro

“Madrid waxaa ay ii soo bandhigtay heshiis waxaa ay doonayeen in dhamaan qoyskeyga ay uqaadaan halkaas, si aan shan sano oo heshiis ah usaxiixo, laakiin waxaan dhahay Maya, waxaan doonayaa inaan joogo Chelsea”ayuu usheegay Daily mail da’yarkaan.

josh-mceachran-topic

Hadaba Waa Kumee Saxiixyadii lama filaanka ahaa ee ka dhici lahaa Suuqa Kala Iibsiga laakiin fashilmay?

Roberto Carlos waxaa uu ku biiri rabay Aston Villa, 1995

Diego Maradona Mucjisada kubada cagta aduunka ayaa ku dhawaa inuu ku biiro Sheffield United, 1978

Gheorge Hagi –  Newcastle, 1990s

Robert Lewandowski – Blackburn, 2010

Zinedine Zidane – Blackburn, 1995

Rivaldo – Bolton, 2004

Michael Essien – Burnley, circa 2000

Andriy Shevchenko – West Ham, 1995

Ronaldinho – St Mirren, 2001

Olivier Giroud – Middlesbrough OR Celtic, 2011

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/topnews-rivaldo-zidane-maradona-ronaldinho-xidigihii-ugu-wanaagsanaa-aduunka-oo-ku-dhawaaday-iney-england-yimaadaan-kooxihii-ay-ku-biiri-rabeen-oo-kaa-yaabi-doona/">TopNews: Rivaldo, Zidane, Maradona, Ronaldinho & Xidigihii ugu wanaagsanaa aduunka oo ku dhawaaday Iney England yimaadaan & Kooxihii ay ku biiri rabeen oo kaa yaabi doona</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *