<

Home » Falanqeyn » TopNews: Kooxdee Sanadka Danbe ka hari doonta Champions League-ka, Chelsea, Arsenal, United, City, L’pool & Spurs

TopNews: Kooxdee Sanadka Danbe ka hari doonta Champions League-ka, Chelsea, Arsenal, United, City, L’pool & Spurs

Bisha January ayaa haatan sii dhamaaneysa taas ayaana ka dhigan in la ciyaaray wax ka badan kala bar horyaalka Ingiriiska kulamadiiisii

Naadiga Chelsea ayaa hogaanka sideed dhibcood ku haysa halka kooxaha Liverpool, Arsenal, Man City, Tottenham iyo Man United ay ku dagaalamayaan horyaalka iyo booska Champions League-ka loogu soo baxo.

Kaliya lix dhibcood ayaa ukala dhaxeysa kooxda kaalinta labaad ku jirta ee Arsenal ilaa Manchester United oo ku jirta kaalinta lixaad taas ayaana mid adag ka dhigeysa in la saadaaliyo cida usoo baxeysa CHAMPIONS LEAGUE-KA.

Spurs, Arsenal, Liverpool iyo kooxaha Manchester ayaa dhamaantood dagaalamaya, laakiin yaa kusoo bixi doona Top4.

Qorayaasha Wargeyska Daily Mail ayaa saadaal ka bixiyay kooxaha ay ubadan tahay iney usoo baxaan booska Champions League-ka…

main-klopp-pochettino-wenger-mourinho-guardiola-conte

QORAAGA Mike Walters

Chelsea
Arsenal
Liverpool
Man City

Wariye Andy Dunn

Chelsea
Liverpool
Arsenal
Man United

Qoraaga Adrian Kajumba

Chelsea
Liverpool
Arsenal
Tottenham

Hamish Mackay

Chelsea
Liverpool
Arsenal
Man City

Liam Corless

Chelsea
Arsenal
Man United
Tottenham

Ibrahim Mustapha

Chelsea
Arsenal
Liverpool
Tottenham

Hadaba Kooxdee ka hari doonta Tartanka Champions League-ka sanadka soo socda?

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/topnews-kooxdee-sanadka-danbe-ka-hari-doonta-champions-league-ka-chelsea-arsenal-united-city-lpool-spurs/">TopNews: Kooxdee Sanadka Danbe ka hari doonta Champions League-ka, Chelsea, Arsenal, United, City, L’pool & Spurs</a>

One Response to TopNews: Kooxdee Sanadka Danbe ka hari doonta Champions League-ka, Chelsea, Arsenal, United, City, L’pool & Spurs

  1. Zouma Reply

    January 23, 2017 at 10:36 pm

    Chelsea
    Liverpool
    Arsenal
    Tottenham

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *