<

Home » Falanqeyn » Top20: Magacyada 20 Saxiix oo ay qasab tahay iney dhacaan Habeenka Ugu Danbeeya Suuqa Kala Iibsiga & Kooxaha Arsenal, Chelsea, United, City & L’Pool oo dagaalka ugu xoogan geli doona

Top20: Magacyada 20 Saxiix oo ay qasab tahay iney dhacaan Habeenka Ugu Danbeeya Suuqa Kala Iibsiga & Kooxaha Arsenal, Chelsea, United, City & L’Pool oo dagaalka ugu xoogan geli doona

Suuqa Kala Iibsiga waxaa ka harsan kaliya sedex maalin, kooxaha horyaalka Ingiriiska ayaana ku dagaalamaya iney saxiixyo waa weyn sameeyaan.

Habeenka ugu danbeeya Suuqa Kala IIBSIGA ayaase la filayaa in tartamada ugu waa weyn ay sameeyaan saxiixyo lama filaan ah.

Hadaba Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa 20 saxiix oo ay qasab tahay iney dhacaan bisha January ilaa habeenka ugu danbeeya Suuqa Kala Iibsiga.

1- Ciyaaryahanka: Ever Banega, Inter, Qad dehxe , 28 jir
Waxaa doonaya: Everton: £8.5m (€10m)

2-  Magaca: Michy Batshuayi, Chelsea, Weeraryahan, 23 jir
Kooxaha xiiseynaya: Swansea & Lille – lagu heli karo amaah

3- Ciyaaryahanka: Matteo Darmian, Manchester United, Daafac 27 jir
Kooxaha doonaya: Inter & Juventus, heshiis joogta  ah lacag dhan £16m (€19.75m)

4- Ciyaaryahanka : Gregoire Defrel, Sassuolo, Weeraryahan, 25 jir
Kooxaha doonaya: Roma & West Ham, lagu heli karo: £17m (€20m)

5- Ciyaaryahanka Cesc Fabregas, Chelsea, Qadka dhexe, 29 jir
Kooxaha doonaya: Juventus, AC Milan & Inter
Lacagta lagu heli karo: £25m (€29m)

6- Ciyaaryahanada: Manolo Gabbiadini, Napoli, Weeraryahan, 25 jir
Kooxda dooneysa: Southampton, qiimahiisa: £17.5m (€20m)

7- Ciyaaryahanka: Sebastian Giovinco, Toronto, Weerar, 30      Kooxda dooneysa: Tianjin Quanjian -China, £8.5m (€10m)

8- Ciyaaryahanka: Luiz Gustavo, Wolfsburg, Qadka dhexe, 29 jir years
Kooxda dooneysa: Juventus – Qiimahiisa: £15m (€18m)

9- Ciyaaryahanka: Branislav Ivanovic, Chelsea, Daafac, 32 jir     Kooxda dooneysa: Zenit & West Brom, waxaa lagu heli karaa bilaash

10- Ciyaaryahanka: Franck Kessie, Atalanta, Qadka dhexe, 20 jir
Kooxaha doonaya: Juventus, Chelsea, United & Roma
Qiimahiisa: £25m (€30m)

11- Ciyaaryahanka: Sead Kolasinac, Schalke, Daafac, 23 jir
Kooxda dooneysa: Juventus – qiimahiisa £3.4m (€4m)

12- Ciyaaryahanka: Geoffrey Kondogbia, Inter, Qadka dhexe, 23 jir
Kooxda dooneysa: Chelsea, Qiimahiisa £20m (€23.5m)

13- Ciyaaryahanka: Victor Lindelof, Benfica, Daafac, 22 jir
Kooxaha doonaya: Manchester United & Chelsea
Qiimahiisa  £40m+ (€47m+)

14- Ciyaaryahanka: Fernando Llorente, Swansea, Weerar, 31 jir
Kooxda dooneysa: Chelsea, Heshiis amaah ah.

15- Ciyaaryahanka: Alexandre Pato, Villarreal,Weerar, 27 jir
Kooxaha doonaya: China & Galatasaray qiimahiisa £5m (€6m)

16- Ciyaaryahanka: Dimitri Payet, West Ham, Weerar, 29 jir
Kooxda dooneysa: Marseille, qiimahiisa £30m+ (€35m)

17- Ciyaaryahanka: Mamadou Sakho, Liverpool, Daafaca, 26 jir
Kooxaha doonaya: Spartak Moscow & Southampton, qiimahiisa £20m (€23.5m)

18- Ciyaaryahanka: Schweinsteiger, Man United, Qad dhexe, 32 jir
Kooxda dooneysa: Fenerbahce, qiimahiisa bilaash ama £2m (€2.3m)

19- Ciyaaryahanka: Corentin Tolisso, Lyon, Qad dhexe, 22 jir
Kooxaha doonaya: Juventus, Chelsea, Arsenal, qiimahiisa: £36m (€40m)

Ciyaaryahanka: Virgil van Dijk, Southampton, Daafac, 25 jir
Kooxaha doonaya: Manchester City, Chelsea & Liverpool
Qiimaha lagu doonayo: £30m+ (€35m)

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/top20-magacyada-20-saxiix-oo-ay-qasab-tahay-iney-dhacaan-habeenka-ugu-danbeeya-suuqa-kala-iibsiga-kooxaha-arsenal-chelsea-united-city-lpool-oo-dagaalka-ugu-xoogan-geli-doona/">Top20: Magacyada 20 Saxiix oo ay qasab tahay iney dhacaan Habeenka Ugu Danbeeya Suuqa Kala Iibsiga & Kooxaha Arsenal, Chelsea, United, City & L’Pool oo dagaalka ugu xoogan geli doona</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *