<

Home » Falanqeyn » Top10: Rooney oo Hogaaminaya, Scholes oo ugu danbeeya, CR7 oo ka maqan & 10-ka ciyaaryahan ee ugu goolasha badan United Taariikhda?

Top10: Rooney oo Hogaaminaya, Scholes oo ugu danbeeya, CR7 oo ka maqan & 10-ka ciyaaryahan ee ugu goolasha badan United Taariikhda?

Wayne Rooney ayaa ah ciyaaryahanka goolasha ugu badan udhaliyay taariikhda Kooxda Man United, kadib markii uu rikoorkaas ka jabiyay halyaygii kooxdaas Sir Bobby oo kaalinta labaad ku jira.

Laakiin Denis Law ayaa ah ciyaaryahanka sedexaad ee ugu goolasha badan United, halka Jack Rowley uu isna afaraad ku jiro.

10-ka ugu goolasha badan taarikhda United waxaa kamid ah Viollet, Best, Spence, Giggs, Hughes & Paul Schols.

Hoos ka AKHRI Liiska, kulamadii ay kooxda usafteen iyo goolasha ay dhalliyeen.

1. WAYNE ROONEY | 546 Kulan | 250 Gool

2. BOBBY CHARLTON | 758 Kulan | 249 Gool

3. DENIS LAW | 404 Kulan | 237 Gool

4. JACK ROWLEY | 424 Kulan s | 211 Gool

=5. DENNIS VIOLLET | 293 Kulan | 179 Gool

=5. GEORGE BEST | 470 Kulan | 179 Gool

=7. JOE SPENCE | 963 Kulan | 168 Gool

=7. RYAN GIGGS | 963 Kulan | 168 Gool

9. MARK HUGHES | 467 Kulan | 163 Gool

10. PAUL SCHOLES | 718 Kulan | 155 Gool

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/top10-rooney-oo-hogaaminaya-scholes-oo-ugu-danbeeya-cr7-oo-ka-maqan-10-ka-ciyaaryahan-ee-ugu-goolasha-badan-united-taariikhda/">Top10: Rooney oo Hogaaminaya, Scholes oo ugu danbeeya, CR7 oo ka maqan & 10-ka ciyaaryahan ee ugu goolasha badan United Taariikhda?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *