<

Home » Horyaalada » Premier League » TOBANKA Ciyaaryahan Ee Lagu Hadal Heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Axada Ah- Yaase U Dhaw Kooxdaada?

TOBANKA Ciyaaryahan Ee Lagu Hadal Heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Axada Ah- Yaase U Dhaw Kooxdaada?

ASCWW, kulan wacan dhamaan aqristayaasheena shakabada Laacibiin.com, waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doonaa wararkii ugu waaweynaa suuqa kala iibsiga ciyaartooyda iyo 10 ciyaaryahan ee lagu hadal heynta badan yahay suuqa maanta oo axada ah.

Shabakada Football Whispers iyo Sky Sports ayaa sadaaliyay 10ka ciyaaryahan ee saacadaha soosocda ku kala wareegi kara suuqa kala iibsiga ciyaartooyda.

Liiskaan waxaa ugu horeeya ciyaartooyda kooxaha waaweyn ee Horyaalka Premier League, kuwaasoo ciyaartooy muhiim ah ay usoo dhaqaaqayaan.

Halkaan ka aqriso 10ka ciyaaryahan ee suuqa loogu hadal heynta badan yahay maanta oo axad ah.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/tobanka-ciyaaryahan-ee-lagu-hadal-heynta-badan-yahay-suuqa-kala-iibsiga-maanta-oo-axada-ah-yaase-u-dhaw-kooxdaada/">TOBANKA Ciyaaryahan Ee Lagu Hadal Heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga Maanta Oo Axada Ah- Yaase U Dhaw Kooxdaada?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *