<

Home » Horyaalada » Premier League » Thierry Henry Oo Talo Siiyay Xiddiga Ka Gadoodsan Arsenal Ee Mesut Ozil- Miyuu Kula Taliyay Inuu Baxo?

Thierry Henry Oo Talo Siiyay Xiddiga Ka Gadoodsan Arsenal Ee Mesut Ozil- Miyuu Kula Taliyay Inuu Baxo?

Mesut Ozil ayaa loo arkaa dahabiga kooxda Arsenal, inkastoo aan lahubin mustaqnalkiisa kooxda kadib markii uu diiday inuu saxiixo qandaraas cusub.

Saddex sano ka hor, intii lagu guda jiray waayahaygii kooxda MLS-, Waxaan ku soo laabtay London si aan kaga qeyb qaato tababarka Arsenal ayuu yiri Henry oo marxakada Ozil iyo Arsenal ka haadlayay.

Waxaan umaleynaa London iyo xerada Colney inuu aad ugu faraxsan yahay Mesut Ozil islamarkaana uu ku heysto xushmad fara badan ayuu hadalkiisa raaciyay Henry.

Dhab ahaantii, waxaan kaliya ogahay inuu horumar deg deg ah ka sameeyay kooxdiisa, islamarkaana uu noqon doono sanadaha soosocda wiilka dahabiga ah ee kooxda Gunners ayuu yiri halyeyga Arsenal.

Arsene Wenger ayaan weli mel u ridin xaaalada Ozil iyo Sanchez kuwaasoo wali aan saxiixin heshiis cusub.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/thierry-henry-oo-talo-siiyay-xiddiga-ka-gadoodsan-arsenal-ee-mesut-ozil-miyuu-kula-taliyay-inuu-baxo/">Thierry Henry Oo Talo Siiyay Xiddiga Ka Gadoodsan Arsenal Ee Mesut Ozil- Miyuu Kula Taliyay Inuu Baxo?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *