<

Home » Horyaalada » Premier League » SUUQA OO DHAN: Kooxaha Heerka dhexe oo dukaameysi aan caadi aheyn ka sameeyay England & Wax Waba oo ku saabsan Kooxdaada – Yaa Yimid yaase tagay?

SUUQA OO DHAN: Kooxaha Heerka dhexe oo dukaameysi aan caadi aheyn ka sameeyay England & Wax Waba oo ku saabsan Kooxdaada – Yaa Yimid yaase tagay?

Suuqa Kala Iibsiga waxaa ka harsan maalmo kooban, kooxaha Ingiriiska ayaana suuqa wali ku jira halka qaarkood ay sidoo kale saxiixyo waa weyn sameeyen.

Kooxaha heerka dhexe iyo kuwa ka ordaya iney heerka labaad ulaabtaan ayaa sameeyay saxiixyo cajiib ah halka koxaha waa weyn aysan wali ciyaaryahano cusub soo iibsan.

Hase ahaatee taas badalkeeda waxaa ay iska iibiyeen tiro ciyaaryahano ah kuwaas oo ay iibintooda qaarkood lacago badan ka sameeyeen

Hadaba waxaad hoos kala socon kartaa Koox Walba oo England ka dhisan heshiisyada ay sameysay, ciyaaryahanada yimid ama kuwa ka tagay.

Arsenal

Waxaa kooxda yimid: Cohen Bramall (Hednesford Town, £40,000)

Ciyaaryahan ma bixin

Manchester United.

Ciyaaryahan Cusub lama aysan soo wareegin

Waxaa ka tagay: Sam Johnstone (Aston Villa, amaah), Morgan Schneiderlin (Everton, £20m rwaxaa laga dhigi doonaa £24m), Memphis Depay (20M Lyon)

Chelsea

Waxaa yimid: Kyle Jameson (lama shaacin qiimahiisa) Ake (Amaah ayuu kasoo laabtay)

Waxaa tagay: Oscar (Shanghai SIPG, £60m), Jay Dasilva (Charlton, amaah), Marco van Ginkel (PSV, amaah), John Obi Mikel (Tianjin TEDA, lama shaacin qiimahiisa), Izzy Brown (Huddersfield, amaah), Charlie Colkett (Swindon, amaah)

Liverpool

Ciiyaaryahan ma imaan

Waxaa tagay: Pedro Chirivella (Go Ahead Eagles, amaah), Tiago Ilori (Reading, £3.75m), Lazar Markovic (Hull, amaah)

Manchester City

Waxaa yimid: Gabriel Jeses (Palmerias, £27m)

Waxaa tagay: Pablo Maffeo (Girona, amaah), Angelino (Girona, amaah)

Tottenham

Tottenham ayaanan wax saxiix ah sameyn, waxaana ay ku guul dareysteen Wilfried Zaha

Waxaase amaah uga tagay Ryan Loft

Bournemouth

Ciyaaryahan cusub ma imaan, waxaana amaah uga tagay Emmerson Hyndman (Rangers)

Burnley

 

Waxaa yimid: Joey Barton (Bilaash)

Cidka kama tagin

Crystal Palace

Waxaa yimid: Jeffrey Schlupp (Leicester, £12m)

WAXAA KA TAGAY: Freddie Laapo (Shrewsbury, Qiimaha lama oga),

Everton

Waxaa yimid: Ademola Lookman (Charlton, £11m), Morgan Schneiderlin (Man Utd, £20m oo noqon doonta £24m)

Waxaa tagay: Tom Cleverley (Watford, amaah), Oumar Niasse (Hull, amaah), Gerard Deulofeu (AC Milan, amaah)

Hull City

Waxaa yimid: Markus Henrikson (AZ Alkmaar, alama shaacin qiimahiisa ), Evandro (Porto, lama oga qiimahiisa), Oumar Niasse (Everton, amaa), Lazar Markovic (Liverpool, amaah)

Waxaa tagay : Jake Livermore (West Brom, £10m)

Leicester

WAXAA YIMID: Wilfred Ndidi (Genk, £15m)

Waxaa tagay: Jeffrey Schlupp (Crystal Palace, £12m)

Middlesbrough

Waxaa kooxda yimid: Rudy Gestede (Aston Villa, £6m), Mikael Soisalo (Ilves Tampere, £800,000) Patrick Bamford (Lacag aan la shaacin)

Waxaa tagay: Julien de Sart (Derby, amaah), Tomas Mejias (Rayo Vallecano, amaah), David Nugent (Derby, £2.5m)

Southampton

Wax saxiix ah ma sameyn

Waxaa ka tagay: Dominic Gape (Wycombe, amaah), Jose Fonte (West Ham, £8m)

Stoke

Waxaa yimid: Lee Grant (Derby, £1,3m), Saido Berahino (West Brom, £15m)

Waxaa tagay: Jakob Haugaard (Amaah)

Sunderland

 

Cidna ma imaan , ciyaaryahana kama tagin:

Swansea

Waxaa kusoo biiray: Luciano Narsingh (ka yimid PSV Eindhoven, £4m)

Cidna kama tagin

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/suuqa-oo-dhan-kooxaha-heerka-dhexe-oo-dukaameysi-aan-caadi-aheyn-ka-sameeyay-england-wax-waba-oo-ku-saabsan-kooxdaada-yaa-yimid-yaase-tagay/">SUUQA OO DHAN: Kooxaha Heerka dhexe oo dukaameysi aan caadi aheyn ka sameeyay England & Wax Waba oo ku saabsan Kooxdaada – Yaa Yimid yaase tagay?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *