<

Home » Horyaalada » Premier League » Suuqa Kala Iibsiga:Chelsea oo si rasmi ah ugu dhaqaaqday Saxiixa Xidig katirsan Inter

Suuqa Kala Iibsiga:Chelsea oo si rasmi ah ugu dhaqaaqday Saxiixa Xidig katirsan Inter

Kooxda Chelsea ayaa si lama filaan ah ugu dhaqaaqday saxiixa xidiga Inter Milan.

Wargeyska The Sun ayaa ogaanaya in macalin Antonio Conte uu doonayo in wiilkan garabka ka ciyaara uu amaah kuso qaato inta ka dhiman xili ciyaareedkan

Chelsea ayaa si weyn ugu jirta suuqa kala iibsiga si ay uhesho ciyaaryahano ku hogaamin kara hanashada horyaalka

Jonathan Biabiany oo ah ciyaaryahan garab ka ciyaara ayaa sidoo kale awood uleh inuu buuxiyo booska soo laabashada leh ee garabka midig.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/suuqa-kala-iibsigachelsea-oo-si-rasmi-ah-ugu-dhaqaaqday-saxiixa-xidig-katirsan-inter/">Suuqa Kala Iibsiga:Chelsea oo si rasmi ah ugu dhaqaaqday Saxiixa Xidig katirsan Inter</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *