<

Home » Horyaalada » Premier League » Suuqa Kala Iibsiga: Barcelona, United, Chelsea, City, L’pool & Everton oo ku dagaalamaya 17 Jir Halis ah

Suuqa Kala Iibsiga: Barcelona, United, Chelsea, City, L’pool & Everton oo ku dagaalamaya 17 Jir Halis ah

Saxaafada Ingiriiska ayaa sheegeysa in kooxda Barcelona ay kamid tahay kooxo waa weyn oo ku dagaalamaya saxiixa da’yarka qaranka Scotland Tony Gallacher.  17-jirkaan ayaa todobo mar uciyaaray kooxdiisa Falkirk, waxaana uu leeyahay talmaamo uu ku noqon karo ciyaarayhan magac ku leh kubada cagta.

KOOXAHA Ingiriiska oo doonaya da’yarkaan

Kooxaha horyaalka Ingiriiska ayaa dagaalamaya da’yarkaan, waxaana kooxaha doonaya kamid ah  Manchester United, Manchester City, Liverpool, Chelsea iyo Everton.

Sidoo kale City iyo Liverpool ayaa wakiilo udiray si ay usoo daawadaan ciyaaryahankan qaranka Scotland.

1485240657_800149_1485241367_noticia_normal

 

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/suuqa-kala-iibsiga-barcelona-united-chelsea-city-lpool-everton-oo-ku-dagaalamaya-17-jir-halis-ah/">Suuqa Kala Iibsiga: Barcelona, United, Chelsea, City, L’pool & Everton oo ku dagaalamaya 17 Jir Halis ah</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *