<

Home » Horyaalada » Premier League » SKY SPORTS oo Shaaca Ka Qaaday Saxiixa Kooxda Chelsea Ku Dhawaaqi Karto Saacadaha Ka Haray Suuqa Kala Iibsiga- Ma ahan Morata

SKY SPORTS oo Shaaca Ka Qaaday Saxiixa Kooxda Chelsea Ku Dhawaaqi Karto Saacadaha Ka Haray Suuqa Kala Iibsiga- Ma ahan Morata

Chelsea ayaa xiiso u qabta saxiixa weeraryahanka Celtic Moussa Dembele – laakiin waxaa laga yaabaa in lacag £ 40 milyan ah ay codsato kooxdiisa.

Sky Sports ayaa ku waramaya hada in kooxda Celtic tay ka fakireyso in ay iibiso ciyaaryahanaka ilaa waqtiga dambe ee suuqa haddii loosoo bandhigo qiimo ku kacaya £ 40m.

horumarka Dembele ayaa si dhow waxaa ula socda saraakiisha kooxda Blues ka dib markii uu xili ciyaareedkii hore ka dhaqaaqay kooxda Fulham.

Sidookale waxaa xiiso u qaba kooxda Tottenham ooo ku dhawaatay mar saxiixa ciyaaryahanka bishii Janaayo 2016.

ilaa caawa macalin Conte ayaa ka fakiri doona qorshaha uu ku iibinayo ciyaaryahanka weerarka ka ciyaara ee reer France.

mora

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/sky-sports-oo-shaaca-ka-qaaday-saxiixa-kooxda-chelsea-ku-dhawaaqi-karto-saacadaha-ka-haray-suuqa-kala-iibsiga-ma-ahan-morata/">SKY SPORTS oo Shaaca Ka Qaaday Saxiixa Kooxda Chelsea Ku Dhawaaqi Karto Saacadaha Ka Haray Suuqa Kala Iibsiga- Ma ahan Morata</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *