<

Home » Horyaalada » Premier League » Sky Sports & BT oo shaaciyay kulamada Tooska loo daawan doono Febuary & March – L’Pool Vs Arsenal & City vs L’pool

Sky Sports & BT oo shaaciyay kulamada Tooska loo daawan doono Febuary & March – L’Pool Vs Arsenal & City vs L’pool

Sky Sports iyo BT Sports ayaa soo saaray kulamada la daawan doono horyaalka Ingiriiska bisha March ee sanadkan, iyadoo lixda koox ee horyaalka ugu koreysa si toos ah loo daawan doono

Sky Sports oo ah xarunta ugu weyn ee kubada cagta Ingiriiska laga daawado ayaa ilaa haatan tabisay muuqaalka 70 kulan oo horyaalka Ingiriiska ah.

Horyaalka Ingiriiska ayaa ah kan ugu adag marka loo fiiriyo kooxaha sida ay isku dhow yihiin, naadiga hogaanka haysa ee Chelsea ayaana la tabin doonaa kulamadeeda bisha March

Sidoo kale kooxaha Arsenal, Liverpool, Tottenham, Manchester City iyo Manchester United ayaa kulamadooda laga daawan doonaa Sky Sports.

 

Kulamada la daawan doono February

Sabti 4: Chelsea v Arsenal (12.30pm)

Axad 5: Man City v Swansea (1.30pm)

Axad 5: Leicester v Man Utd (4pm)

Sabti 11: Arsenal v Hull (12.30pm)

Axad 12: Burnley v Chelsea (1.30pm)

AXAD 12: Swansea v Leicester (4pm)

Isniin 13: Bournemouth v Man City (8pm)

Axad 26: Tottenham v Stoke (12pm)*

AXAD 26: Man City v Man Utd (2.15pm)**

Isniin 27: Leicester v Liverpool (8pm)***

Kulamada la daawan doono March

Sabti 4: Man Utd v Bournemouth (12.30pm)

AXAD 5: Tottenham v Everton (1.30pm)

AXAD 5: Sunderland v Man City (4pm)

Isniin 6: West Ham v Chelsea (8pm)

Sabti 11: Man City v Stoke (12.30pm)****

Sabti 11: Arsenal v Leicester (5.30pm)****

AXAD 12: Southampton v Man Utd (1.30pm)****

AXAD 12: Liverpool v Burnley (4pm)****

Isniin 13: Chelsea v Watford (8pm)****

Sabti 18: West Brom v Arsenal (12.30pm)

AXAD 19: Tottenham v Southampton (2.15pm)

AXAD 19: Man City v Liverpool (4.30pm)

 

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/sky-sports-bt-oo-shaaciyay-kulamada-tooska-loo-daawan-doono-febuary-march-lpool-vs-arsenal-city-vs-lpool/">Sky Sports & BT oo shaaciyay kulamada Tooska loo daawan doono Febuary & March – L’Pool Vs Arsenal & City vs L’pool</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *