<

Home » Horyaalada » La Liga Spain » Sheeko Qosol leh: FIFA oo qabatay dood ah Yaa wanaagsan Iker Casillas iyo Buffon – Laakiin Buffon & Casillas ayaa kamid ahaa dadkii codeeyay!!!

Sheeko Qosol leh: FIFA oo qabatay dood ah Yaa wanaagsan Iker Casillas iyo Buffon – Laakiin Buffon & Casillas ayaa kamid ahaa dadkii codeeyay!!!

Labada halyeey ee dhanka gool ilaalinta Iker Casillas iyo Gianluigi Buffon ayaa fariin jaceyl iyo ixtiraam ah isku marsiiyay bogga Twitter-ka

Bogga Twitter-ka ee  Champions League  ayaa ku dhawaad 13.9 million weydiiyay goolhayaha wanaagsan goolhayihii Real Madrid ahna goolhayaha haatan ee Porto Casillas iyo goolhayaha Juventus Buffon.

Markaas kadib, goolhayaha Kooxda Juventus ayaa fariin soo qoray isagoo dhahay: “Ma dooran karo, laakiin waxaa nahay kuwa ugu wanaagsan

Laakiin Goolhaye Casillas ayaa dhankiisa soo qoray “Maxey kula tahay? Aniga ahaan adiga ayaa wanaagsan”

Hadaba Yaa ah Goolhayaha wanaagsan Casillas iyo halyayga kooxda Juventus Buffon. kuwaas oo haatan ku jira sanadahoodii ugu danbeeyay ee garoomada.

1485355383_357036_1485355588_sumario_normal

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/sheeko-qosol-leh-fifa-oo-qabatay-dood-ah-yaa-wanaagsan-iker-casillas-iyo-buffon-laakiin-buffon-casillas-ayaa-kamid-ahaa-dadkii-codeeyay/">Sheeko Qosol leh: FIFA oo qabatay dood ah Yaa wanaagsan Iker Casillas iyo Buffon – Laakiin Buffon & Casillas ayaa kamid ahaa dadkii codeeyay!!!</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *