<

Home » Horyaalada » Premier League » Shaxda Rasmiga ah ee Tottenham vs Man City – Jesus oo keyd ah Yaase guul ku hogaamin kara kooxdiisa Kane Vs Aguero?

Shaxda Rasmiga ah ee Tottenham vs Man City – Jesus oo keyd ah Yaase guul ku hogaamin kara kooxdiisa Kane Vs Aguero?

Kane ayaa hogaaminaya weerarka kooxda Tottenham , halka Alli, iyo Eriksen ay kasoo muuqdan shaxdan kulanka Man City.

Laakiin Tababare Pep Gaurdiola ayaa keydka uga soo tagay saxiixa cusub ee Gabrial Jesus, taas oo ka dhigan in Aguero uu hogaaminayo weerarka.

Laakiin daafaca ayuu ciyaaraya sedex kadib markii Stones keydka looga soo tagay, sidoo kale waxaa shaxdan lagu soo daray da’yarka Sane kaas oo ciyaari doona Numberka daafaca soo laabashada ah.

Shaxda Tottenham: Lloris, Dier, Alderweireld, Wimmer, Walker, Wanyama, Dembele, Rose, Eriksen, Alli, Kane.

 Keydka: Son, Vorm, Trippier, Sissoko, Winks, Davies, Carter-Vickers.

Shaxda Man City:  Bravo, Zabaleta, Otamendi, Kolarov, Clichy, Toure, Sterling, Silva, De Bruyne, Sane, Aguero.

Keydka: Kompany, Fernando, Nolito, Caballero, Delph, Stones, Gabriel Jesus.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/shaxda-rasmiga-ah-ee-tottenham-vs-man-city-jesus-oo-keyd-ah-yaase-guul-ku-hogaamin-kara-kooxdiisa-kane-vs-aguero/">Shaxda Rasmiga ah ee Tottenham vs Man City – Jesus oo keyd ah Yaase guul ku hogaamin kara kooxdiisa Kane Vs Aguero?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *