<

Home » Horyaalada » Premier League » Shaxda Rasmiga ah ee Stoke City Vs Man United – Fellaini & Mata oo kusoo bilowday & Carrick oo keyd ah

Shaxda Rasmiga ah ee Stoke City Vs Man United – Fellaini & Mata oo kusoo bilowday & Carrick oo keyd ah

Tababare Jose Mourinho ayaa kusoo bilaabay Fellaini kaas oo ka garab ciyaari doona Herrera iyo Pogba, halka Juan Mata, Mkhi iyo Zlatan ay weerarka ka ciyaarayaan.

Dhanka kooxda Stoke City waxaa safan Crouch oo raadinaya galabta goolkiisii boqolaad, Shaqiri iyo Allen kuwaas oo halis ku noqon kara United

Shaxda Stoke: Grant; Johnson, Shawcross, M. Indi, Pieters; Adam, Whelan; Shaqiri, Allen, Arnautovic; Crouch.

Keydka: Given; Bardsley, Muniesa, Afellay, Imbula, Bojan, Ngoy.

Shaxda United: De Gea, Valencia, Jones, Smalling, Blind, Fellaini, Herrera, Mata, Pogba, Mkhitaryan, Ibrahimovic

Keydka: Romero, Darmian, Carrick, Schweinsteiger, Lingard, Rashford, Rooney

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/shaxda-rasmiga-ah-ee-stoke-city-vs-man-united-fellaini-mata-oo-kusoo-bilowday-carrick-oo-keyd-ah/">Shaxda Rasmiga ah ee Stoke City Vs Man United – Fellaini & Mata oo kusoo bilowday & Carrick oo keyd ah</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *