<

Home » Horyaalada » La Liga Spain » Shaxda Rasmiga ah ee Real Vs Malaga: C.Ronaldo oo Hogaaminaya Shaxda Zidane oo baadi goobaya Guul kadib labo guuldaro

Shaxda Rasmiga ah ee Real Vs Malaga: C.Ronaldo oo Hogaaminaya Shaxda Zidane oo baadi goobaya Guul kadib labo guuldaro

Tababare Zidane ayaa raadinaya inuu helo guushii 41-aad kadib labo guuldaro oo isku xigta oo todobaadkii hore soo gaartay.

C.Ronaldo ayaa weerarka ka ciyaaraya halka Benzema iyo Vasquez ay sidoo kale shaxdan kusoo bilowdeen , waxaana ay doonayaan iney guul ku hogaamiyaan.

Waxaase keydka galay daafaca Danilo kaas oo wax qabad xun soo bandhigay kulamadii ugu danbeeyay ee Celta Vigo, dhanka kale waxaa ciyaaraya  Kroos iyo Modric

Shaxda Real: Navas, Ramos, Varane, Nacho, Marcelo, Kroos, Casemiro, L Vazquez, Modric, Benzema, Ronaldo.

Keydka: K Casilla, Kovacic, Mariano, Asensio, Morata, Isco, Danilo.

Shaxda Malaga: Kameni, Rosales, Luis Muñoz, Mikel, Juankar, Camacho, Recio, P. Fornals, Juanpi, Chory Castro, Peñaranda.

Keydka: Boyko, Demichelis, M. Santos, Duda, Keko, Jony, Ontiveros.

c2sznhsxuaa6kz4

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/shaxda-rasmiga-ah-ee-real-vs-malaga-c-ronaldo-oo-hogaaminaya-shaxda-zidane-oo-baadi-goobaya-guul-kadib-labo-guuldaro/">Shaxda Rasmiga ah ee Real Vs Malaga: C.Ronaldo oo Hogaaminaya Shaxda Zidane oo baadi goobaya Guul kadib labo guuldaro</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *