<

Home » Wararka Maanta » Shaxda Rasmiga ah ee Real Vs Celta Vigo – C.Ronaldo & Benzema oo hogaaminaya Weerarka Zidane

Shaxda Rasmiga ah ee Real Vs Celta Vigo – C.Ronaldo & Benzema oo hogaaminaya Weerarka Zidane

C.Ronaldo ayaa hogaaminaya shaxda kooxda Real Madrid, halka Benzema iyo Asensio ay ka garab ciyaarayaan.

Daafaca Danilo ayaa kusoo bilowday kulankan isagoo ka garab ciyaaraya Nacho iyo Sergio Ramos, halka Isco uu dhexda kala ciyaarayo Kroos iyo Kovivic.

Real ayaa ubaahan guul weyn si ay ugu soo baxdo wareega afar dhamaadka ee tartanka Copa dello Rey iyadoo waliba kulankii koobaad looga soo badiyay 2-1.

Shaxda Real: Casilla, Nacho, Danilo, Ramos, Kovivic, Isco, Casemiro, Kroos, Asensio, Benzema, Ronaldo

Keydka: Navas, Mariano, Morata, Coentrao, Enzo, Achraf.

Shaxda Celta Vigo: Sergio, Mallo, Cabral, Roncaglia, Jonny, Diaz, Radoja, Wass, Aspas, Guidetti.

c3cemj7w8aauopv

 

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/shaxda-rasmiga-ah-ee-real-vs-celta-vigo-c-ronaldo-benzema-oo-hogaaminaya-weerarka-zidane/">Shaxda Rasmiga ah ee Real Vs Celta Vigo – C.Ronaldo & Benzema oo hogaaminaya Weerarka Zidane</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *