<

Home » Horyaalada » La Liga Spain » Shaxda Rasmiga ah ee Real Madrid Vs Real Sociadad – Benzema & Ronaldo oo weerarka hogaaminaya

Shaxda Rasmiga ah ee Real Madrid Vs Real Sociadad – Benzema & Ronaldo oo weerarka hogaaminaya

Kooxda Real Madrid ayaa dooneysa iney kasoo kabato dhibaatadii kasoo gaartay tartankii Copa delo rey markaas oo ay guuldaro kala soo laabteen kooxda Celta vigo, waxaana ay isha ku hayan iney dhibcaha horyaalka sii dheereystaan maadaama Barca la hakiyay.

C.Ronaldo ayaa hogaaminaya weerarka halka Benzema iyo Vasquez ay sidoo kale shaxdan macalin Zidane soo xushay kasoo muuqdeen.

Dhanka kale Danilo ayaa ku jira shaxda Real, halka Kovavic uu buuxiyay booska uu dhaawaca uga maqan yahay Modric ee qadka dhexe

Shaxda Real: Navas, Danilo, Ramos, Varane, Nacho, Kroos, Casemiro, Kovacic, Lucas Vazquez, Ronaldo, Benzema

Keydka: Casilla, Coentrao, Mariano, Asensio, Morata, Isco, Achraf

Shaxda Real Sociadad: Rulli, Martinez, Zaldua, Navas, Rodrigues, Illarramendi, Canales, Zurutuza, Juanmi, Willian Jose, Oyarzabal

Keydka: Tono, Elustondo, Odriozola, Granero, Prieto, Concha, Vela

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/shaxda-rasmiga-ah-ee-real-madrid-vs-real-sociadad-benzema-ronaldo-oo-weerarka-hogaaminaya/">Shaxda Rasmiga ah ee Real Madrid Vs Real Sociadad – Benzema & Ronaldo oo weerarka hogaaminaya</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *