<

Home » Horyaalada » Premier League » Shaxda Rasmiga ah ee Man United Vs Wigan – Rooney, Schweinsteiger & Martial oo kusoo bilowday

Shaxda Rasmiga ah ee Man United Vs Wigan – Rooney, Schweinsteiger & Martial oo kusoo bilowday

Kusoo dhawaada Kulankii FA Cup wareegiisa afaraad oo udhaxeeya kooxaha Manchester United iyo Wigan kuwaas oo ku balansan garoonka Old Trafford.

Man City, Arsenal, Chelsea iyo Spurs ayaa dhamaantood uso baxay wareega shanaad ee tartankan, hadaba miyay wiilasha Jose Mourinho ku biiri doonaan? mise  Wigan ayaa dhibaato ku abuuri karta si lamid ah sidii ay Wolves uga badisay Liverpool?

Martial ayaa kulankan kusoo bilowday, waxaase kulankiisii ugu horeeyay galabta kusoo bilowday halyayga reer Germani Bastian.

Wayne Rooney ayaa shaxdan kusoo bilowday halka Mata, Mkhi iyo Luka Shaw ay sidoo kale shaxdan fursad ka heleen.

Shaxda Man United: Romero, Fosu-Mensah, Smalling, Rojo, Shaw, Fellaini, Schweinsteiger, Mkhitaryan, Mata, Martial, Rooney

Keydka: Pereira, Blind, Tuanzebe, Herrera, Young, Ibrahimovic, Rashford

Shaxda Wigan: Haugaard, Buxton, Perkins, Power, Morsy, Grigg, Connolly, MacDonald, Jacobs, Warnock, Burn

Keydka: Jaaskelainen, James, Kellett, Tunnicliffe, Morgan, Wildschut, Browne

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/shaxda-rasmiga-ah-ee-man-united-vs-wigan-rooney-schweinsteiger-martial-oo-kusoo-bilowday/">Shaxda Rasmiga ah ee Man United Vs Wigan – Rooney, Schweinsteiger & Martial oo kusoo bilowday</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *