<

Home » Wararka Maanta » Shaxda Rasmiga ah ee Liverpool Vs Chelsea – Mane & Pedro oo keyd ah, Maxaase kala haysta Hazard Vs Coutinho?

Shaxda Rasmiga ah ee Liverpool Vs Chelsea – Mane & Pedro oo keyd ah, Maxaase kala haysta Hazard Vs Coutinho?

Kooxda Chelsea ayaa shax adag kala hortagtay naadiga Liverpool, iyadoo labada koox ay caawa ku dagaalamayaan garoonka Anfield.

Pedro ayaa keyd ah halka Costa Willian, iyo Hazard ay weerarka ka ciyaarayaan, waxaa kale oo shaxdan kusoo bilowday qadka dhexe ee Matic.

Dhanka Kooxda Lliverpool waxaa kusoo laabtay shaxda kabtan Henderson oo qadka dhexe kala ciyaari doona Wijnaldum, Lallana iyo Emre Can.

Waxaase shaxdan keyd ah Sadio Mane, kaas oo kasoo laabtay waajibaadkiisa qaranka Senegal, Sturridge iyo Origi

Shaxda Kooxda Liverpool: Mignolet, Clyne, Lovren, Matip, Milner, Wijnaldum, Henderson (c), Can, Lallana, Coutinho, Firmino

Keydka: Karius, Klavan, Moreno, Lucas, Mane, Origi, Sturridge

Shaxda Chelsea: Courtois; Azpilicueta, David Luiz, Cahill (c); Moses, Kante, Matic, Alonso; Willian, Diego Costa, Hazard.

Keydka: Begovic, Terry, Zouma, Chalobah, Fabregas, Pedro, Batshuayi

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/shaxda-rasmiga-ah-ee-liverpool-vs-chelsea-mane-pedro-oo-keyd-ah-maxaase-kala-haysta-hazard-vs-coutinho/">Shaxda Rasmiga ah ee Liverpool Vs Chelsea – Mane & Pedro oo keyd ah, Maxaase kala haysta Hazard Vs Coutinho?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *