<

Home » Wararka Maanta » Shaxda Rasmiga ah ee Eibar Vs Barcelona – MSN oo kusoo bilowday & Turan oo buuxiyay Booskii Iniesta

Shaxda Rasmiga ah ee Eibar Vs Barcelona – MSN oo kusoo bilowday & Turan oo buuxiyay Booskii Iniesta

MSN ayaa kusoo bilowday shaxda kooxda Barcelona, iyadoo Arda Turan uu buuxiyay booskii uu Iniesta oo dhaawac ah.

Sidoo kale Mathieu iyo Umtiti ayaa dhexda daafaca ka ciyaaraya kuwaas oo buuxiyay booskii Pique oo keyd ah iyo Mascherano oo ganaax ku maqan, halka Rakitic uu dhexda kala ciyaarayo Sergio.

Shaxda Barcelon: Ter Stegen, Mathieu, Umtiti, Alba, Roberto, Busquets, Turan, Rakitic, Messi, Suarez, Neymar.

Keydka Barca: Cillessen, Pique, Denis, Paco Alcacer, Digne, Andre Gomes, Aleix Vidal.

Shaxda Eibar: Yoel, Capa, Dos Santos, Lejeune, Luna, Garcia, Escalante, Pedro Leon, Adrian, Inui, Enrich.

Keydka: Areitio, Galvez, Rivera, Pena, Fran Rico, Nano, Josue.

c2y8v4qweaaxmee

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/shaxda-rasmiga-ah-ee-eibar-vs-barcelona-msn-oo-kusoo-bilowday-turan-oo-buuxiyay-booskii-iniesta/">Shaxda Rasmiga ah ee Eibar Vs Barcelona – MSN oo kusoo bilowday & Turan oo buuxiyay Booskii Iniesta</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *