<

Home » Wararka Maanta » Shaxda Rasmiga ah ee Chelsea Vs Hull City – Costa oo kusoo bilowday, Willian, Fabregas & Ake oo keyd ah

Shaxda Rasmiga ah ee Chelsea Vs Hull City – Costa oo kusoo bilowday, Willian, Fabregas & Ake oo keyd ah

Tababare Conte ayaa shaxdiisa kusoo celiyay D.Costa kaas oo ka maqnaa kulankii ugu danbeeyay ee Leicester City, isagoo badalay Willian oo keyd ah.

Shaxda kale ee Chelsea ayaanan isbadal laheyn iyadoo Ake uu kulankan keydka soo galay halka Fabregas uu wali sugayo in lagu soo bilaabo

Shaxda Chelsea: Courtois; Azpilicueta, David Luiz, Cahill; Moses, Kante, Matic, Alonso; Pedro, Diego Costa, Hazard

Keydka: Begovic, Ake, Zouma, Chalobah, Fabregas, Willian, Batshuayi.

Shaxda Hull City: Jakupovic, Maguire, Dawson, Davies, Elabdellaoui, Mason, Huddlestone, Clucas, Robertson, Evandro, Hernandez.

Keydka: Meyler, Maloney, Diomande, Marshall, Niasse, Tymon, Bowen

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/shaxda-rasmiga-ah-ee-chelsea-vs-hull-city-costa-oo-kusoo-bilowday-willian-fabregas-ake-oo-keyd-ah/">Shaxda Rasmiga ah ee Chelsea Vs Hull City – Costa oo kusoo bilowday, Willian, Fabregas & Ake oo keyd ah</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *