<

Home » Horyaalada » Premier League » Shaxda Rasmiga ah ee Chelsea Vs Arsenal: Costa Vs Sanchez, Ozil Vs Hazard – Conte & Wenger oo shax adag soo xushay

Shaxda Rasmiga ah ee Chelsea Vs Arsenal: Costa Vs Sanchez, Ozil Vs Hazard – Conte & Wenger oo shax adag soo xushay

Tababaraha Chelsea ayaa shax adag kala hortagaya naadiga Arsenal si uu ugu aarsado kulankii koobaad oo ay ARSENAL 3-0 kusoo badisay.

Daafaca David Luis ayaa kusoo bilowday shaxdan inkastoo uu dhaawac anwoga ah la xanuunsanayay, halka Pedro, Hazard iyo Costa ay weerarka ka ciyaarayaan

Fabregas ayaa iska waayay shaxda kooxdiisa si uu uga hortagi kooxdiisii hore ee Arsenal, waxaaana dhexda ka ciyaaraya Kante oo mar ahaa bartilmaameedka Wenger iyo Matic

Dhanka Kooxda Arsenal Sanchez ayaa weerarka kala ciyaaraya Walcott iyo Ozil halka Iwobi, Champerlain iyo Coqueilin ay dhexda ka ciyaarayaan.

Giroud ayaa taam unoqday kulankan laakiin isaga iyo Welbeck ayaa keyd ka ah ciyaarta maanta halka shaxda daafaca ee Arsene Wenger aysan waxba iska badalin

Shaxda Chelsea: Courtois; Azpilicueta, David Luiz, Cahill (c); Moses, Kante, Matic, Alonso; Pedro, Diego Costa, Hazard

Keydka:  Begovic, Terry, Zouma, Chalobah, Fabregas, Willian, Batshuayi

Shaxda Arsenal: Cech, Bellerin, Mustafi, Koscielny, Monreal, Coquelin, Oxlade-Chamberlain, Iwobi, Walcott, Ozil, Alexis.

Keydka: Ospina, Gabriel, Maitland-Niles, Reine-Adelaide, Welbeck, Giroud.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/shaxda-rasmiga-ah-ee-chelsea-vs-arsenal-costa-vs-sanchez-ozil-vs-hazard-conte-wenger-oo-shax-adag-soo-xushay/">Shaxda Rasmiga ah ee Chelsea Vs Arsenal: Costa Vs Sanchez, Ozil Vs Hazard – Conte & Wenger oo shax adag soo xushay</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *