<

Home » Wararka Maanta » Shaxda Rasmiga ah ee Barcelona vs Real Betis- MSN oo hogaaminaya Weerarka Barca

Shaxda Rasmiga ah ee Barcelona vs Real Betis- MSN oo hogaaminaya Weerarka Barca

Weeraryahanka kooxda Barcelona Luis Suarez, kaasoo 30 jirsadat talaadadii ayaa kusoo bilowday kulanakan, waxana uu doonayaa inuu mustaqbalkiisa kusoo gabagabeeyo kooxda Catalana.

Ka hor kulankaan, tababaraha Barcelona Luis Enrique ayaa diiday inuu ka jawaabo su’aalo badan oo ku saabsan mustaqbalkiisa kooxda.

Javier Mascherano, oo daafaca Dhexe kusoo bilowday kulankii Bracelona guusha 5-2 kaga badisay Sociedad eayaa Keydka kusoo bilowday citaartaan

Dhanka kale, Rafinha iyo Sergio Busquets ataa labadoodaba ku maqan dhaawac kulankaan

Shaxda Rasmiga ah ee labada koox ayaa kala ah

Barcelona: Ter Stegen, Pique, Digne, Vidal, Mathieu, Rakitic, Suarez, Turan, Suarez, Messi, Neymar

Keydka: Cillessen, Alba, Roberto, Umtiti, Mascherano, Gomes, Alcacer

Betis: Adan, Piccini, Durmisi, Pezzella, Tosca, Mandi, Petros, Pardo, Ceballos, Alegria, Castro

Keydka: Gimenez, Navarro, Martinez, Bruno, Donk, Nahuel, Zozulya

 

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/shaxda-rasmiga-ah-ee-barcelona-vs-real-betis-msn-oo-hogaaminaya-weerarka-barca/">Shaxda Rasmiga ah ee Barcelona vs Real Betis- MSN oo hogaaminaya Weerarka Barca</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *