<

Home » Horyaalada » La Liga Spain » Shaxda Rasmiga ah ee Barcelona Vs Atletic Madrid – MSN oo kusoo bilowday Shaxda Barca

Shaxda Rasmiga ah ee Barcelona Vs Atletic Madrid – MSN oo kusoo bilowday Shaxda Barca

Tababaraha Kooxda Barcelona ayaa shax adag kala hortagay naadiga Atletic Madrid, iyadoo MSN ay hogaaminayaan weerarka Barca.

Sidoo kale Rakitic ayaa qadka dhexe kala ciyaaraya Gomes iyo Mascherano, halka Rafinha oo dhaawac kasoo laabtay iyo Denis Suarez oo goolal badan udhaliyay kooxdiisa ayaa keyd ah

Shaxda Barcelona: Cillessen, Piqué, Umtiti, Mascherano, Alba, Rakitic, S.Robert, Andre Gomes, Suárez, Messi, Neymar

Keydka: 25. Masip 6. Denis 7. Arda 12. Rafinha 17. Alcácer 22. Aleix Vidal 24. Mathieu

Shaxda Atletic Madrid:  Moya, Godin, Luis, Savic, Vrsaljko, Koke, Saul, Gabi, Juanfran, Griezmann, Carrasco

Keydka: Moreira, Lucas, Correa, Gaitan, Bare, Torres, Gameiro

 

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/shaxda-rasmiga-ah-ee-barcelona-vs-atletic-madrid-msn-oo-kusoo-bilowday-shaxda-barca/">Shaxda Rasmiga ah ee Barcelona Vs Atletic Madrid – MSN oo kusoo bilowday Shaxda Barca</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *