<

Home » Horyaalada » La Liga Spain » Shaxda Rasmiga ah ee Barcelona Vs Athletic Bilbao – Suarez oo keyd ah iyo Alcacer oo kusoo bilowday

Shaxda Rasmiga ah ee Barcelona Vs Athletic Bilbao – Suarez oo keyd ah iyo Alcacer oo kusoo bilowday

Barcelona ayaa keydka uga soo tagtay Luis Suarez iyo Ivan Rakitic kulanka ay goordhow la ciyaarayaan naadiga Athletic Bilbao.

Kooxda Barca ayaa isha ku haysa iney ku dhawaato naadiga Real oo habeen danbe ciyaaraya, waxaana ay hogaaminaya Messi, Neymar iyo Alcacer.

Arda Turan ayaa sidoo kale kamid ah shaxda isagoo dhexda kala ciyaaraya A.Gomes iyo Rafinha, halka Alba uu isna keyd ka yahay shaxdan

Shaxda Barcelona: Ter Stegen, Piqué, Vidal, Umititi, Mathieu, Rafinha, Arda Turan, Messi, Neymar Jr, Alcácer

Keydka:  Cillessen 4.Rakitic 6.Denis 9.Suárez 14.Mascherano 18.Jordi Alba 20.Sergi Roberto

Shaxda Atletic Bilbao:  Iraizoz, De Marcos, Belenziaga, Yeray, San Jose, Iturraspe, Raul Garcia, Muniain, Lekue, Williams.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/shaxda-rasmiga-ah-ee-barcelona-vs-athletic-bilbao-suarez-oo-keyd-ah-iyo-alcacer-oo-kusoo-bilowday/">Shaxda Rasmiga ah ee Barcelona Vs Athletic Bilbao – Suarez oo keyd ah iyo Alcacer oo kusoo bilowday</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *