<

Home » Horyaalada » La Liga Spain » SAWIRO: C.Ronaldo oo Lamaanihiisa Cusub George Rodriguez Kula caweeyay Maqaayad ku taal Madrid

SAWIRO: C.Ronaldo oo Lamaanihiisa Cusub George Rodriguez Kula caweeyay Maqaayad ku taal Madrid

Cristiano Ronaldo ayaa ayaa saaxiibadiis kula dagaaldagay dhalashadeeda isagoo maqaayad aan caadi aheyn geeyay.

Saaxiibta Ronaldo oo ah quruxleyda Georgina Rodriguez ayaa todobaadkan gaartay da’da 22-ka sano xidiga Real Madrid ayaana maqaayada Swanky ee caasimada Spain geeyay

Lamaanayaashan ayaa ay sawiradu qabteen iyagoo laamiyada maraya, inkastoo Ronaldo uu ka daahay inuu dhalashada saaxiibadiis kala qeyb qaato maadaama todobaadkii hore ay guuldaro weyn kala kulmeen Celta Vigo.

pay-cristiano-ronaldo-takes-georgina-rodriguez-out-for-a-romantic-dinner-to-celebrate-the-22nd-birthday

Los Blancos oo laga reebay Copa del Rey bishii lasoo dhaafay, laakiin waxa aay wadada guusha kusoo laabteen kulankii ugu danbeeyay ee ay 3-0 kaga badiyeen naadiga Real Sociadad, taas oo ay afar dhibcood oo nadiif ah hogaanka horyaalka ku qabteen.

pay-cristiano-ronaldo-takes-georgina-rodriguez-out-for-a-romantic-dinner-to-celebrate-the-22nd-birthday-1 pay-cristiano-ronaldo-takes-georgina-rodriguez-out-for-a-romantic-dinner-to-celebrate-the-22nd-birthday-2 real-madrids-portuguese-forward-cristia-1

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/sawiro-c-ronaldo-oo-lamaanihiisa-cusub-george-rodriguez-kula-caweeyay-maqaayad-ku-taal-madrid/">SAWIRO: C.Ronaldo oo Lamaanihiisa Cusub George Rodriguez Kula caweeyay Maqaayad ku taal Madrid</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *