<

Home » Wararka Maanta » SAADAASHA Qabiirka BBC-da Lawro & Kulamada EPL – Chelsea Vs Arsenal, United Vs Leciester, L’pool, City & Kooxaha kale

SAADAASHA Qabiirka BBC-da Lawro & Kulamada EPL – Chelsea Vs Arsenal, United Vs Leciester, L’pool, City & Kooxaha kale

Qabiirka BBC Sport Mark Lawrenson ayaa mar kale sameynaya saadaasha kulamada todobaadkii 24-aad ee horyaalka Ingiriiska.

Todobaadkan waxaa dhacaya qaar kamid ah kulamada ugu xiisaha badan kubada cagta Yurub, waana kulanka ay isgaa hor imaanayaan Chelsea iyo kooxda Arsenal.

Qabiir Lawra ayaa saadaaliyay in kulankaas oo ka dhacaya garoonka Chelsea ay wiilasha macalin Conte ku badin doonaan 2-0.

Kulamada kale waxaa kamid ah Liverpool oo uu saadaaliyay iney garaac doonto Hull City iyo Tottenham oo wadada guusha kusoo laaban karta kulankeeda sabtida ee Middlesbrough.

Kulamada Axada qabiirkan BBC-da ayaa sheegay in kooxda Man United ay mar kale bar bardhac la geli karto kooxda horyaalka difaacan weysay ee Leicester City, halka Man City ay garaaci doonto Swansea.

_88423551_lawro-football-focus-2

Saadaasha Kulamada Sabtida

Chelsea v Arsenal      ——-        2-0
Crystal Palace v Sunderland — 2-1
Everton v Bournemouth    —– 2-0
Hull City v Liverpool     ——–0-2
Southampton v West Ham  —-2-1
Watford v Burnley               —-1-1
West Brom v Stoke            —-  2-1
Tottenham v Middlesbrough  —2-0

SAADAASHA KULAMADA AXADA
Man City v Swansea  3-0
Leicester v Man Utd 1-1

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/saadaasha-qabiirka-bbc-da-lawro-kulamada-epl-chelsea-vs-arsenal-united-vs-leciester-lpool-city-kooxaha-kale/">SAADAASHA Qabiirka BBC-da Lawro & Kulamada EPL – Chelsea Vs Arsenal, United Vs Leciester, L’pool, City & Kooxaha kale</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *