<

Home » Wararka Maanta » Real oo soo saartay Liiska kulanka Celta Vigo – Varane oo laga tagay Xili CR7 & Coentrão oo ku jiraan Liiska Zidane

Real oo soo saartay Liiska kulanka Celta Vigo – Varane oo laga tagay Xili CR7 & Coentrão oo ku jiraan Liiska Zidane

Zinedine Zidane ayaa la dhibtoonaya dhaawacyo badan kahor kulanka arbacada ee naadiga Celta Viga ay la ciyaari doonaan.

Real ayaa la safreysa kaliya labo daafac

Raphael Varane ayaa laga saaray shaxda kooxda sidaas macalin Zidane ayaa sheegay, kaliya labo daafac ayuuna Zidane ka xeystay oo kala ah Sergio Ramos iyo Nacho.

1485267795_595994_1485267968_noticia_normal

Tababaraha Real ayaa waxaa dhaawacyo uga maqnaan doona xidigaha kala ah Gareth Bale, Marcelo, Luka Modric, Dani Carvajal, James Rodríguez and Pepe.

Shaxda Real Madrid ee Kulanka Celta Vigo

Goolhayah: Navas, Casilla and Yáñez.

Daafaca: Ramos, Nacho, Coentrão, Danilo and Achraf.

Qadka dhexe: Kroos, Casemiro, Kovacic, Asensio, Isco and Enzo.

Weeraryahanka: Cristiano Ronaldo, Benzema, Lucas Vázquez, Mariano y Morata.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/real-oo-soo-saartay-liiska-kulanka-celta-vigo-varane-oo-laga-tagay-xili-cr7-coentrao-oo-ku-jiraan-liiska-zidane/">Real oo soo saartay Liiska kulanka Celta Vigo – Varane oo laga tagay Xili CR7 & Coentrão oo ku jiraan Liiska Zidane</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *