<

Home » Horyaalada » Premier League » RASMI: Maxkamad Xukun adag ku riday Weeraryahanka Kooxda Liverpool Roberto Firmino

RASMI: Maxkamad Xukun adag ku riday Weeraryahanka Kooxda Liverpool Roberto Firmino

Weeraryahanka Kooxda Liverpool Roberto Firmino ayaa ganaax weyn garka loo suray kadib markii laga qaaday Sharcigii gaari wadida, halka sidoo kale lagu xakumay inuu bixiyo lacag dhan £20k

Xidigan qaranka Brazil ayaa lagu helay dacwad ah inuu gaari ka xeeyay isagoo cabsan, waxaana uu maanta kasoo muuqday maxkamada.

Si kastaba, kadib markii ay kooxdiisa bar bardhac 1-1 ah la gashay naadiga Chelsea xalay, xidigan ayaa niyad jab kala soo kulmay maxkamada iyadoo mudo sanad ah uusan awood ulahaan doonin inuu isticmaalo Lecensigiisa ama sharcigiisa wadida gaariga.

main-roberto-firmino-court

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/rasmi-maxkamad-xukun-adag-ku-riday-weeraryahanka-kooxda-liverpool-roberto-firmino/">RASMI: Maxkamad Xukun adag ku riday Weeraryahanka Kooxda Liverpool Roberto Firmino</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *