<

Home » Horyaalada » La Liga Spain » RASMI: Man United oo 13 Kadib Noqotay kooxda ugu lacagta badan Yurub – Xagee ayayse ku jiraan Real, Barca, Arsenal, Chelsea, City, L’Pool &…

RASMI: Man United oo 13 Kadib Noqotay kooxda ugu lacagta badan Yurub – Xagee ayayse ku jiraan Real, Barca, Arsenal, Chelsea, City, L’Pool &…

Kooxda Manchester United ayaa 13 sano kadib markii ugu noqotay kooxda ugu taajirsan ciyaaraha caalamka.

United ayaanan sanadihii lasoo dhaafay aanan xataa ku riyoon hanashada horyaalka inkastoo ay qaadeen FA Cup-ka tan iyo markii uu Sir Alex Ferguson kooxdaas ka fariistay.

Man United ayaana booska koobaad ku garaacday kooxaha reer Spain ee Barcelona iyo Real Madrid sida ku cad warbixin ay soo saartay  Shirkada Forbes

Kooxda Bayern Munich ku jirta kaalinta afaraad halka Man City ay ku jirto kaalinta sedexaad ee qiimeyntan, PSG ayaana ah kooxda lixaad.

Arsenal iyo Chelsea ayaa ku kala jira todobaad iyo sideed, waxaana  liiska 9 iyo 10 ugu jira Liverpool iyo kooxda Juventus

nintchdbpict0002967117902

10-ka koox ee ugu lacagta badan horyaalada Kubada cagta

1. Manchester United £587m

2. Barcelona £528.7m

3. Real Madrid £528.6m

4. Bayern Munich £504m

5. Manchester City £446m

6. Paris Saint-Germain £443m

7. Arsenal £398m

8. Chelsea £381m

9. Liverpool £343m

10. Juventus £290m

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/rasmi-man-united-oo-13-kadib-noqotay-kooxda-ugu-lacagta-badan-yurub-xagee-ayayse-ku-jiraan-real-barca-arsenal-chelsea-city-lpool/">RASMI: Man United oo 13 Kadib Noqotay kooxda ugu lacagta badan Yurub – Xagee ayayse ku jiraan Real, Barca, Arsenal, Chelsea, City, L’Pool &…</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *