<

Home » Horyaalada » Premier League » RASMI: Isku Aadka FA Cup-ka oo la sameeyay, Chelsea oo ku dhacday kooxdii reebtay L’pool, Arsenal oo tijaabo yar mareysa & Mourinho oo kulan adag wajahaya

RASMI: Isku Aadka FA Cup-ka oo la sameeyay, Chelsea oo ku dhacday kooxdii reebtay L’pool, Arsenal oo tijaabo yar mareysa & Mourinho oo kulan adag wajahaya

Kooxda Sutton United ayaa usoo baxday wareega shanaad ee FA Cup laakiin waxaa ay ku dhici doontaa kooxda Arsenal waana kulankeedii ugu weynaa taariikhda kooxdaas.

Kulamada kale sida weyn isku aadkooda loola dhacay waxaa kamid ah kulanka udhaxeeya Chelsea iyo kooxdii soo reebtay Liverpool ee Wolvs

Naadiga Man United ayaa soo dhaweyn doonta kooxda Blackburn, halka Man City ay ku dhici doonto naadiga Huddersfield Town.

Kulamada wareega shanaad ee tartankan FA Cup-ka ayaa la ciyaari doonaa jimcaha oo ah 17-da February ilaa isniinta oo ah 20-ka bisha February.

ISKU AADKA OO DHAMEYSTIRAN

Burnley v Lincoln City

Fulham v Tottenham

Blackburn Rovers v Manchester United

Sutton United v Arsenal

Middlesbrough v Oxford United

Wolves v Chelsea

Huddersfield v Manchester City

Millwall v Derby County or Leicester City

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/rasmi-isku-aadka-fa-cup-ka-oo-la-sameeyay-chelsea-oo-ku-dhacday-kooxdii-reebtay-lpool-arsenal-oo-tijaabo-yar-mareysa-mourinho-oo-kulan-adag-wajahaya/">RASMI: Isku Aadka FA Cup-ka oo la sameeyay, Chelsea oo ku dhacday kooxdii reebtay L’pool, Arsenal oo tijaabo yar mareysa & Mourinho oo kulan adag wajahaya</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *