<

Home » Horyaalada » Premier League » RASMI: 50 Saxiix oo ilaa haatan ka dhacay Suuqa Kala Iibsiga – Kooxo & Ciyaaryahano waa weyn oo Ku jira Liiska

RASMI: 50 Saxiix oo ilaa haatan ka dhacay Suuqa Kala Iibsiga – Kooxo & Ciyaaryahano waa weyn oo Ku jira Liiska

Suuqa Kala Iibsiga ayaa gabo gabo maraya, koox walba ayaana udagaalameysa iney hesho saxiixa ay ubaahan tahay.

Hadaba Shabakada Wararka ee Laacibiin.com ayaa idiin soo gudbineysa saxiixyada ilaa haatan ka dhacay Suuqa kala iibsiga bishan January

EMMANUEL ADEBAYOR | Koox la’aan ayuu aha – Basaksehir | Bilaash

JESE RODRIGUEZ | Paris Saint-Germain – Las Palmas | Amaah

LEON BAILEY | Genk – Bayer Leverkusen | €12m (£10m)

Arnel Jakupovic | Middlesbrough – Empoli | Lama oga qiimaha

ANWAR EL GHAZI | Ajax = Lille | €9m (£7.7)

DARRON GIBSON | Everton – Sunderland | lama oga qiimaha

BRYAN OVIEDO | Everton = Sunderland | Lama oga qiimaha

ALEXANDRE PATO | Villarreal = Tianjin Quanjian | £15.5m (€18m)

RICCARDO ORSOLINI | Ascoli – Juventus | €10m

LUCAS OCAMPOS | Genoa – Milan | Amaah

PATRICK VAN AANHOLT | Sunderland – Crystal Palace | £12m

DIMITRI PAYET | West Ham – Marseille | £25m

BOJAN | Stoke City – Mainz | Bilaash

ROBERT SNODGRASS | Hull City – West Ham | £10.2m

M’BAYE NIANG | AC Milan – Watford | Amaah

PATRICE EVRA | Juventus – Marseille | Bilaash

GONCALO GUEDES | Benfica – PSG | €30m

LUIS HERNANDEZ | Leicester City – Malaga | £1.75m

ALEXANDER ISAK | AIK – Dortmund | €10m

LAZAR MARKOVIC | Liverpool – Hull | Amaah

GERARD DEULOFEU | Everton – AC Milan | Amaah

MEMPHIS DEPAY | Manchester United – Lyon | £16m oo noqon karta £21.7m

JOSE FONTE | Southampton – West Ham | £8m

SAIDO BERAHINO | West Brom – Stoke | £12m

TOM CARROLL | Tottenham – Swansea City | £3.5m

PATRICK BAMFORD | Chelsea – Middlesbrough | £6m

NIKLAS SULE | Hoffenheim – Bayern Munich |  €20m

SEBASTAIN RUDY | Hoffenheim – Bayern Munich | Bilaash

MORGAN SCHNEIDERLIN | Manchester United – Everton | £24m

MATTIA CALDARA | Atalanta – Juventus | €15m

LUCIANO NARSINGH | PSV – Swansea City | £4m

STEVAN JOVETIC | Inter Milan – Sevilla | Amaah

HOLGER BADSTUBER | Bayern Munich – Schalke | Amaah

MARTIN ODEGAARD | Real Madrid – Heerenveen | Amaah

FELIPE MELO | Inter Milan – Palmeiras | bilaash

JOHN OBI MIKEL | Chelsea – Tianjin TEDA | bilaash

TIMOTHEE KOLODZIEJCZAK | Sevilla – Borussia Monchengladbach | €8m (£6.8m)

LEE GRANT | Derby County – Stoke City | £1.3m (€1.5m)

JUAN ITURBE | Roma – Torino | amaah (waana ay iibsan kartaa)

IAGO FALQUE | Roma – Torino | €5m (£4.3m)

TOMAS RINCON | Genoa – Juventus | €8m (£6.8m)

AXEL WITSEL | Zenit – Tianjin Quanjian | Lama Oga lacagta

CARLOS TEVEZ | Boca Juniors – Shanghai Shenhua | £8.1m

JULIAN DRAXLER | Wolfsburg – Paris Saint-Germain | €35m (£30m)

JOEY BARTON | Koox la’aan – Burnley | Bilash

ADEMOLA LOOKMAN | Charlton Athletic – Everton | £10m (€11.7m)

RIECHEDLY BAZOER | Ajax – Wolfsburg | Qayaasta €12m (£10.2m)

RUDY GESTEDE | Aston Villa – Middlesbrough | Reported £6m (€7m)

OSCAR | Chelsea – Shanghai SIPG | €60m (£51m)

ANDREA RANOCCHIA | Inter – Hull | AMAAH

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/rasmi-50-saxiix-oo-ilaa-haatan-ka-dhacay-suuqa-kala-iibsiga-kooxo-ciyaaryahano-waa-weyn-oo-ku-jira-liiska/">RASMI: 50 Saxiix oo ilaa haatan ka dhacay Suuqa Kala Iibsiga – Kooxo & Ciyaaryahano waa weyn oo Ku jira Liiska</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *