<

Home » Horyaalada » La Liga Spain » LA OGAADAY: Ugu Dambeyn Barcelona oo la Ogaaday macalinka ay ku bedeleyso Xili Ciyaareedka Dambe Luis Enrique

LA OGAADAY: Ugu Dambeyn Barcelona oo la Ogaaday macalinka ay ku bedeleyso Xili Ciyaareedka Dambe Luis Enrique

Barcelona ayaa ku riyaaqday guul badan tan iyo markii Luis Enrique la wareega shaqada kooxda, laakiin, wadahadalo uu qandaraaska ku kordhinayo ayuu diiday inuu kooxda la furo.

Tababaraha kooxda Sevilla Jorge Sampaoli ayaa ugu cadcad macalimiinta u sharaxan in ay la wareegaan shaqada garoonka Camp Nou xili ciyaareedka dambe.

Tababarihii hore ee Chile ayaa ka saacidi kara Barcelona in ay si dhaqso ah ula soo wareegto ciyarayahanka khadka dhaxe ee Vidal kaasoo bartilmaameed sare u ah maamulka Barcelona.

Luis Enrique ayaa diiday dhowr jeer inuu kala cadeeyo mustaqbalkiisa kooxda Barcelona iyo haddi uu saxiixi doono qandaraas cusub, laakiin macalinkaan ayaa la rumeysan yahay inuu wali jecel yahay shaqada Bulgrana.

Luis Enrique ayaa qandaraaskiisa Barcelona waxa uu dhacayaa dhamaadka xili ciyaareedkaan.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/la-ogaaday-ugu-dambeyn-barcelona-oo-la-ogaaday-macalinka-ay-ku-bedeleyso-xili-ciyaareedka-dambe-luis-enrique/">LA OGAADAY: Ugu Dambeyn Barcelona oo la Ogaaday macalinka ay ku bedeleyso Xili Ciyaareedka Dambe Luis Enrique</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *