<

Home » Horyaalada » La Liga Spain » LA OGAA: Tottenham oo u ogolaatay Dele Alli Inuu Baxo Xili Real Madrid iyo Bayern Munich Isku Heystaan- Yuu Ku Biiri Karaa?

LA OGAA: Tottenham oo u ogolaatay Dele Alli Inuu Baxo Xili Real Madrid iyo Bayern Munich Isku Heystaan- Yuu Ku Biiri Karaa?

Tottenham ayaa diyaar u ah in ay iibiso xiddigeeda Dele Alli hadii dalab gaaray € 100 million lasoo bandhigo.

20-sano jirkaan ayaa laga yaabaa in ku ka tago kooxdiisa xili Real Madrid iyo Bayern Munich isha ku hayaan saxiixiisa.

labada kooxood ayaa sheegay in ay la lasocdaan xaalada ciyarayahanka kadib markii uu wacdaro ka sameeyay kooxdiisa.

Sidookale Barcelona ayaa indhaha ku heysa in ay lasoo wareegto ciyaaryahanka caalamiga ah ee dalka England iyagoo dhowr jeer u diray wakiilo daawada.

The Times ayaa sheegtay in lacagtii lagu iibiyay Gareth Bale mid lamid ah ay diyaar u tahay kooxda Real Madrid taasoo la micno ah in ay aqbali doonan kooxda Mauricio Pochettino.

Bale ayaa lagu iibsaday afar sano ka hor € 100 million, waxaana hadda wadadaas ku socda Alli oo ay ku dagaalamayaan Real Madrid iyo Bayern Munich.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/la-ogaa-tottenham-oo-u-ogolaatay-dele-alli-inuu-baxo-xili-real-madrid-iyo-bayern-munich-isku-heystaan-yuu-ku-biiri-karaa/">LA OGAA: Tottenham oo u ogolaatay Dele Alli Inuu Baxo Xili Real Madrid iyo Bayern Munich Isku Heystaan- Yuu Ku Biiri Karaa?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *