<

Home » Horyaalada » La Liga Spain » Kulankii Real & Celta Vigo oo la baajiyay & Khasaaro ka dhashay dabeyl ka dhacaysa Spain

Kulankii Real & Celta Vigo oo la baajiyay & Khasaaro ka dhashay dabeyl ka dhacaysa Spain

Kulankii Real Madrid iyo Celta Vigo ee horyaalka La Liga ayaa la baajiyay kadib markii ay dabeylo xoogan halkaas ka dhaceen

Roobab xoogan oo wata dabeylo ayaa ka da’ayara maalmahan, waxaana saraakiisha caafimaadka ay xaqiijiyeen in dabeyshaas ay sababtay dhaawaca shan ruux.

Garoonka Celta Vigo ee Balaidos Stadium ayaa waxaa soo wajahay qatar xoogan oo dabeysha kaga timid taas oo keentay in la baajiyo kulankii labada koox.

Kabtanka kooxda Madrid Sergio Ramos ayaa kasoo muuqan lahaa kulankisiiĀ 500-aad ee kooxdiisa Real Madrid, hase ahaatee dabeysha xun ayaa keentay in kulankaas uu baaqdo.

pay-balaidos-stadium-affected-for-strong-winds-hitting-northwestern-spain

 

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/kulankii-real-celta-vigo-oo-la-baajiyay-khasaaro-ka-dhashay-dabeyl-ka-dhacaysa-spain/">Kulankii Real & Celta Vigo oo la baajiyay & Khasaaro ka dhashay dabeyl ka dhacaysa Spain</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *