<

Home » Europe League » Kooxda Man United oo gudbisay Liiska ciyaaryahanada uga qeyb galaya Euro League

Kooxda Man United oo gudbisay Liiska ciyaaryahanada uga qeyb galaya Euro League

Tababaraha Kooxda Man United Jose Mourinho ayaa gudbiyay liiska ciyaaryahanada uga qeyb galaya tartanka Europe League iyaodo boosaskii Depay iyo Schneiderlin ay buuxiyeen Schweinsteiger iyo Tuazebe.

Ciyaaryahanada United uga qeyb galaya tartanka oo lasoo gudbiyay: De Gea, Pereira*, O’Hara*, Romero, Valencia, Darmian, Fosu-Mensah*, Bailly, Jones, Rojo, Smalling, Tuanzebe*, Blind, Shaw*, Young, Carrick, Herrera, Fellaini, Schweinsteiger, Pogba, Mata, Lingard, Mkhitaryan, Martial, Rashford*, Rooney, Ibrahimovic.

 

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/kooxda-man-united-oo-gudbisay-liiska-ciyaaryahanada-uga-qeyb-galaya-euro-league/">Kooxda Man United oo gudbisay Liiska ciyaaryahanada uga qeyb galaya Euro League</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *