<

Home » Horyaalada » Serie A » Juventus Oo Garaacday Lazio, Higuain & Dybala Oo Shabaqa Gaaray Xili Kooxda Allegri Afar Dhibcood Ku Qabatay Hogaanka

Juventus Oo Garaacday Lazio, Higuain & Dybala Oo Shabaqa Gaaray Xili Kooxda Allegri Afar Dhibcood Ku Qabatay Hogaanka

kaliya 16 daqiiqo ayay ku qaadatay kooxda Juventus inay seddex dhibcood ka maroojisato kooxda Lazio, iyadoo Paulo Dybala iyo Gonzalo Higuain laba gool u dhaliyeen kooxda horyaalka Serie A difaacaneyso.

Dybala ayaa dhaliyay golka hore shantii daqiiqo ee ugu horeysay ciyaarta markii Mario Mandzukic madaxa ugu baasay kubadda ninka reer Argentine.

10 daqiiqo ka dib, Higuain ayaa hogaanka u d, kulan dheereeryay kooxda Juventus markii uu ka faa’ideystya cross ka yimid Juan Cuadrado.

Guushaan ayaa ah tii shanaad ee Juve garto lixdii kulan ee horyaalka ugu dambeyay waxaana ay hadda ka sareyaan afar dhibcood kooxda Roma oo la ciyareysa  Cagliari.

Juventus ayaa ugu cadcad sanad kale in ay hanato Horyaalka Serie A, marka la eego qaab ciyaareedka wanaagsan oo ay kusocdaan.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/juventus-oo-garaacday-lazio-higuain-dybala-oo-shabaqa-gaaray-xili-kooxda-allegri-afar-dhibcood-ku-qabatay-hogaanka/">Juventus Oo Garaacday Lazio, Higuain & Dybala Oo Shabaqa Gaaray Xili Kooxda Allegri Afar Dhibcood Ku Qabatay Hogaanka</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *