<

Home » Horyaalada » Premier League » Jurgen Klopp oo Dhaqan Xumo kula Kacay Garsooraha Afaraad Kadib Markii Simon Mignolet Rigoore Ka Badbaadiyey Weeraryahanka Chelsea Diego Costa- Muxuu Sameeyay?

Jurgen Klopp oo Dhaqan Xumo kula Kacay Garsooraha Afaraad Kadib Markii Simon Mignolet Rigoore Ka Badbaadiyey Weeraryahanka Chelsea Diego Costa- Muxuu Sameeyay?

macalin Jurgen Klopp ayaa garsooraha afaraad ee kulankii xalay Neil Swarbrick ku qeyliyay kadib markii rigoore ay iska badbaadisay kooxdiisa, inkastoo raali gelin uu ka bixiyay dhamaadka ciyarata.

Tababaraha Liverpool ayaa ku qoslay wajiga farsoore Swarbrick isagoo kala jeeda kaliya dabaal deg ka dib markii uu Simon Mignolet ka beeniyay rigoore Diego Costa xili dambe.

Waxaa u yimid ka dib  Joel Matip oo lahaa qaladka rigoorada loogu dhigay Chelsea, waxaana uu la dabaal dagay macalinkiisa.

Cajiib Klopp ayaa sheegay in uu la yaabay go’aanka rigoorada uu kaga dhigay kooxdiis garsoore Mark Clattenburg oo kulanka dhaxdhaxaadinayay.

Klopp ayaa shaaca ka qaaday: “inuu dareemayay in Costa uusan dhalin karin rigoorada taasna ay aheyd sabab uu sida waalida ah ugu dabaal dagay.

Waxaan ka raali geliyay garsooraha afaraad sida aan farxada ugu hormuujiyay wajigiisa, igama aheyn xumaan waxaan kala jeeday kaliya dareen farxad leh ayuu yiri Kolpp.

Jurgen Klopp screamed, 'No one can beat us' at fourth official Neil Swarbrick

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/jurgen-klopp-oo-dhaqan-xumo-kula-kacay-garsooraha-afaraad-kadib-markii-simon-mignolet-rigoore-ka-badbaadiyey-weeraryahanka-chelsea-diego-costa-muxuu-sameeyay/">Jurgen Klopp oo Dhaqan Xumo kula Kacay Garsooraha Afaraad Kadib Markii Simon Mignolet Rigoore Ka Badbaadiyey Weeraryahanka Chelsea Diego Costa- Muxuu Sameeyay?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *