<

Home » Falanqeyn » ISBEDEL: Danny Welbeck oo kulankii ugu horeeyay Arsenal kusoo Bilaaban doona tan Iyo May Xili Wenger Xiddigo Muhiim ah Fariisin Doono- Yaa Laga Saaray Shaxda?

ISBEDEL: Danny Welbeck oo kulankii ugu horeeyay Arsenal kusoo Bilaaban doona tan Iyo May Xili Wenger Xiddigo Muhiim ah Fariisin Doono- Yaa Laga Saaray Shaxda?

Arsene Wenger ayaa qiray inuu isbedel sameyn doono kulanka kooxdiisa FA Cup ku wajaheyso kooxda Southampton.

Arsenal ayaa xilli ciyaareedkan tartanka EFL Cup waxaa garoonkeeda kaga reebtay Saints laakiin kulankaa Wenger oo ganaax ku maqan ayaa rajeynayo inuu isbedel sameeyo.

Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil oo labaduba loo nasin karaa kulanka Premier League ee talaadada Arsenal wajaheyso Watford, iyadoo Wenger uu isku diyaarineyo qorshe khamaar ah inuu u xusho shaxdiisa.

Tababaraha Gunners ayaa sheegay inuu leeyahay doorasho adag, laakiin muhiim ay tahay in isku shaandheyn la sameeyo.

Ciyaartoyda sida Danny Welbeck iyo Lucas Perez ayaa aad u doonaya in ay helaan fursad waana kusoo bilaaban doonana ayuu hadalkiisa raaciyay Wenger.

Wenger, ayaa ku guuleystay FA Cup lix jeer 20-sano oo uu kusugan yahay kooxda waqooyiga London ka dhisan.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/isbedel-danny-welbeck-oo-kulankii-ugu-horeeyay-arsenal-kusoo-bilaaban-doona-tan-iyo-may-xili-wenger-xiddigo-muhiim-ah-fariisin-doono-yaa-laga-saaray-shaxda/">ISBEDEL: Danny Welbeck oo kulankii ugu horeeyay Arsenal kusoo Bilaaban doona tan Iyo May Xili Wenger Xiddigo Muhiim ah Fariisin Doono- Yaa Laga Saaray Shaxda?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *