<

Home » Wararka Maanta » HORDHAC: Man United Vs Wigan – 18 Kulan oo ay kulmeen Labada koox & Guulaha lakala gaaray

HORDHAC: Man United Vs Wigan – 18 Kulan oo ay kulmeen Labada koox & Guulaha lakala gaaray

Sergio Romero ayaa la filayaa inuu kulankan ugu soo bilowdo goosha Manchester United, halka Luke Shaw uu isna haysto fursad uu ku ciyaaro.

Sidoo kale daafaca Eric Bailly ayaa kasoo laabtay Africa Cup of Nations waxaana la filayaa inuu keyd ka ahaado shaxda Mourinho.

Ciyaaryahankii hore ee Man United oo haatan Wigan uciyaara Nick Powell iyo Reece James ayaa dhaawac ah waxaase kulankan kusoo bilaaban kara daafaca Craig Morgan uu mudo kadib kusoo bilaaban karo shaxda kooxdiisa.

Kulanka: Man United Vs Wigan
Garoonka: Old Trafford
Saacada: 7:00 fiidnimo xiliga geeska Afrika

_93828630_577abb42-262f-4c4c-93ba-150d3feb78a5

Kabtan Wayne Rooney ayaa Man United udhaliyay 22 gool tartanka FA cup-ka waana rikoor aad uwanaagsan.

KULAMADII ISKA HOR YIMAADEEN LABADA KOOX

  • Labadan koox ayaa dhaman tartamada ku kulmay 18 mar, laakiin waligood iskuma aysan arag tartanka FA Cu-, zdka, Man United ayaana badisay 17 kulan hal kulan ayayna kooxda Wigan ka difaacatay goosheeda gool.
  • United ayaa dhalisay ugu yaraan labo 16 kamid ah 17-dii kulan ee ay ka badisay Wigan.
  • Kooxda Wigan ayaa kaliya hal kulan oo horyaalka ah ka badisay United waxaana ay aheyd  1-0 April 2012.

576

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/hordhac-man-united-vs-wigan-18-kulan-oo-ay-kulmeen-labada-koox-guulaha-lakala-gaaray/">HORDHAC: Man United Vs Wigan – 18 Kulan oo ay kulmeen Labada koox & Guulaha lakala gaaray</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *