<

Home » Horyaalada » Premier League » HAYAAY: Arsenal oo Tallaabo Yar ujirta Saxiixa Weeraryahan Lala Barbardhigo Thierry Henry- Waa Kuma?

HAYAAY: Arsenal oo Tallaabo Yar ujirta Saxiixa Weeraryahan Lala Barbardhigo Thierry Henry- Waa Kuma?

Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in Arsenal ay si dhow ula socdaan xaalada weeraryahanka Monaco ninka lagu magcaabo Kylian Mbappe.

Mbappe ayaa dhaliyay lix gool 17 kulan oo uu u saftay kooxda ka dhisan Ligue 1 xilli ciyaareedkan isagoo ah 18-sano jir soo jitay kooxaha waaweyn ee Europe.

Manchester City iyo Paris Saint-Germain ayaa sidoo kale ku raad joogo weeraryahanka da’da yar kaasoo lala barbar dhigo Thierry Henry.

‘Mbappe ayaa ah bedelka kaliya ee Thierry Henry ee kooxda Arsenal sida uu aaminsan yahay tababaraha Gunners Wenger.

‘Mustaqbalka waa mid noqon kara Thierry , kaliya laba ama sadex sano gudahood wuxuu sameyn doonaa wax lamid ah waayihii Henry ayuu yiri Wenger.

Link to this post:

<a href="http://www.laacibiin.net/wararka/hayaay-arsenal-oo-tallaabo-yar-ujirta-saxiixa-weeraryahan-lala-barbardhigo-thierry-henry-waa-kuma/">HAYAAY: Arsenal oo Tallaabo Yar ujirta Saxiixa Weeraryahan Lala Barbardhigo Thierry Henry- Waa Kuma?</a>

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *